Ogeysiis Adeeg iyo fursad cusub
SWEDEN- MAGALDA ENKÖPING
Waxaa dhamaan la ogeysiinayadadkadegen Enköping gaar ahaan kuwa cusub iyo kuwii horeba in laga furey shirkad amaba företag kaa caawineeysa habka shoqo helida iyo luqadda iyo weliba adeeg dheeriah sida wadidagaarigaiyo barashada tiyoorigaqoristaaraajida i
akhrinta iyo buuxintawaraaqaha.


Waxaa lagaa caawinayaa sidii aad luqadda ugu hadli laheyd (6 bilood)
iyadoo af soomaali lagu fasirayo duruusta aad qaadaneeyso
waxaana lagaacaawinaya sidii Sfiiga aad ugu bixi laheydmuddo yar.
Waxaa kaloo shirkaddu kaaga raadineeysa xafiiska shaqada koorsooyinka ugu fiican iyo xirfadahaaad ku shaqeeysan karto mustaqbalka haddi alla yiraa.
Markaasi deg degaisu diiwaan geliyaiyadoo aay socoto is qorista shirkadda xarumaheedaaay kuleedahayRombergsg.19iyolillasidan.
Faahfaahin intaa ka badan la soo xiriir Shaqaalaha ama wakiillada
MR- Mustaf Aydid (ILKACASE) 070-7629488
Abdi muneim.kutub 073-7518133
M.Ciid073-6718873
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it







Audio-Video


























