GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Audio-Video
Audio Video External Link

SHEEKO GAABAN DAAWO

E-mail Print PDF

Last Updated on Tuesday, 31 August 2010 23:04
 

Dr Cali Sh Axmed oo ka hadlayo Baraaujinta Bulshada Daawo

E-mail Print PDF
 
Last Updated on Sunday, 29 August 2010 16:36
 

Yeh vaada raha Hindi

E-mail Print PDF

Tu Hai wohi- Vaada Raha- Full song

Yeh Vaada Raha (1/6)

Yeh Vaada Raha (5/6)

 

Yeh Vaada Raha - Original DVD - Rishi Poonam Tina

Last Updated on Sunday, 15 August 2010 00:53
 

FANKA IYO SUGANTA

E-mail Print PDF


 

Chọn chế độ xem video
 

SHEEKO GAABAN-MAWEELADA GG

E-mail Print PDF

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Tuesday, 31 August 2010 23:37
 

WAREYSIGII JILIBWEYN UU LA YESHAY MUDANE ADAN CISMAN (QORYOLEY) DAAWO

E-mail Print PDF

 JILIBWEYN.COM WAREYSI SIYAASIGA SOMALIYED AADAN (QORYOLEY).wmv

 
YouTube player is loading...
Watch
 

Xassan iyo Magool

E-mail Print PDF

Datum och karta

 

 Datum och karta

Datum och karta

Last Updated on Sunday, 23 May 2010 22:13
 

SHIRKADA DIYAARADAHA AIRMALAIKA

E-mail Print PDF

Waxaan dhamaan dad weynaha Somaaliyeed ugu bushaaraynaynaa in uu bilaabmi doono duulimaad cusub. Oo ka bilaabmaayo Stockholm/Berbrea una sii gudbay Boosaaso/Mugdisho 04/12/2009. Waxaa kugu soo dhawenaynaa gacmo furan inaad  ku duusho Air Malaika. Ku duul Air Malaika toos ilaa Berbera.
Interesserade kan
kontakta Air Malaika.

Waa shirkad Qad cusub iyo qiimo jaban waa  Non Stop Stockholm---Barbara   iyo qadad kale oo badan la xiriir websetkoda oo ah www.airmalaika.com  ama tel.....08-361900  hamoogaan hadaad dooneyso inaad u dhoofto dalkaagii hooyo 

Air Malaika AB

Besöksadress: Bryggargatan 8

Postadress:: Box 3308, 103 66 STOCKHOLM

Tel: +46 (0)8-36 19 00
Fax: +46 (0)8-791 98 72

Last Updated on Sunday, 16 May 2010 00:15
 

Wareysi Fanaanada Saado Ali Warsame

E-mail Print PDF
 Fanaanada caanka ah ee Saado cali Warsame ayaa soo saartay laba heesood oo ay mid Laascaano Iyo hees ay ugu jawaabayso Fanaanka Caanka ah ee Cabdi Nuur Alaale  

Halkan Ka Dhegayso Heestii Lipdhi Maysid Laascaanood)

Wareysi Fanaanada saado

Guji Halkan:http://www.golkhatumo.com/Saw.ram)

 

SHIIKH MUQTAAR SHUTE GUDOOMIYIHII HORE EE SEUKI MISE HALYEEY ISBOORTI.? BY CAGMADHIGE

E-mail Print PDF

xiriirka seuki ee ka dhisan wadanka swden ahna xiriir howshiisu tahay hormarinta ciyaaraha soomaalida  ayaa waxaa aan maqalkeena mantay uguna magac daranyay shiikh muqtaar gudoomiyaha seuki mise halyeey isboorti waxaa hubaal ah in tariikhda ay qoreeyso qof walba oo samaan u qabta umadiisa.

Waxaana shiikh muqtaar shuti oo ka mid ahaa xirfad leydii isbortiga soomaaliya iyo koxdii jeenyo waxii ka horeeyay sagashameyadii ayaa waxaa u suurto gashay sanadkii 2008 in uu soo af jaro muran baahsan oo u dhaxeeyay bahweynta soomaaliyeed ee ku nool wadan ka sweden kasoo sameyntiisu ay gaartay meshii ugu sareysay.
muq.jpg 

journalist maxamed yasin (cagmadhige)
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

URURKA SEUKI OO SHALAY DOORTAY MAAMUL CUSUB 


Shuuq muqtaar shuti oo ah qabiir isborti islamarkaana ka duulayay orahda ah "isbortigu waa isku keenaha bulshada iyo midka walaleya" ayaa waxaa uu dadaal dheer oo ku raadinayo sidii lagu midey lahaa bahweynta isbortiga soomaalida qeybaha is diidan ee kuwada nool wadanka sweden waxaana uu albaab walba u garaacay Mr:shuti cid walba oo wax tabanaysa asagoo usoo jeedinayay dhamaan intii uu la kulmay in lamidoobo waxii qilaaf ahna la dhameyo.

fikrada nucaas ah ayaa waxaa u riyaaqay dad badan oo soomaaliyeed islamarkaana ka mid ahaa guud ahaan dadkii uu kala kulmay arintaas waxaana waqti koobay ka dib u suuro gashay shiikh muqtaar shuuti in uu bahweynta isbortiga ee is diidanaa ay miiska wada hadalka isugu yimadaan ayadoo dood dheer ka dib la isku af gartay in waxii qilaaf ah la iska saamaxo.

Waxaana bahweyntii isbortiga ee reer sweden u bilaabatay in ay halmeel uga soo horjestaan hormarintii isbortiga soomaalida qurbaha ku nool waxaana shiiq muqtaar oo xiligaas ka mid ahaa xeel dherayaasha isbortiga sooomalida ayaa soo jeediayay in halkii laga sii wado gudoonka uruka sueki islamarkaana loo dhiibo cidda ku haboon waxaayse dhamaan bahdii isbortiga soomaaliya ee gobtaas soo xaadirtay ku sharfeen shiiq muqtaar shuuti in uu xilka gudoonka majaraha u qabto.

Gudoomiye shuti caleema sarkisii ka dib waxaa uu xiligaas bilaabay in uu kulamo aan caadi ahayn la yeesho bahweynta isbotiga soomaaliya asagoo kulamadaas uga dan lahaa sidii fikradaha guud ee la soo jeediyo uu kala baxo tilaabo hor mar u ah sii hor marinta ciyaaraha soomaalida ee sweden

waxaana sidoo kale kulamo aan caadi ahayn la qaatay gudoomiye muqtaar shuti taliayaha eeriyada ciyaaraha xagaaga ka dhacayeen oo ahayd degaanka Rinkby Mr:Johnny Lindh ayagoo kulankodaas oo dhacay 10 bishii july uu ahaa mid ay iskula afgarteen dhamaan qodobadii ay kawada hadleen oo ku sabsanaa amaanka garoonka ciyaaraha ay ka socdaan iyo gacan libaax leh in polce ku ka geystaan  habsami usocodkooda.

MR:john Lindh waxaa uu kulankaas ugu soo bandhigay gudoomiha iyo waftigii la socday abaal marino ay ka mid ahayeen koob iyo shahaado kale waxaana uu ku soo idlaaday jawi farxadeeda kualnkaas.

Gudoomiyaha oo ah nin dhalin yaro ah islamarkaana garanayay qaab ka isbortigu lo, maamulo ayaa waxaa uu bishii july 15/2008 xariga ka jaray ciyaarihii xagaaga oo ay ka soo qeyb galeen 14 oo ka kal yimid wadamada norway sweden denmark holanuk iyadoo waliba horyalkaasna uu ahaa kii ugu shacbiyad badanaa ebid intii ay socdeen  ciyaaraha xagaaga ee swden.

Waxaana ka mid ahaa boqolaal qof ku waas oo sidii ay uga qeyb gali lahayeen ciyarahaas uga yimid wadamada ay koxahaas ka socdeen iyo waliba wadamada Kanada iyo Marekan ayadoo dadka gobolada dalka sweden iyo caasimada swden ee stockholmna ahayeen kuwo  aad u badnaa hadaba dadkaas oo ay ka mid ahayeen fanaaniin xirfadleey isbortiga soomaaliyeed caan ka ah.
Hadaba waxaa uu gudoomiye shute uusan dadaalkiisa ahayn mid ku sinaay gudaha wadanka sweden isagoo casumaado iyo xariiro la sameeyay intii ay ciyarahaas socdeen mas,uuliyiin isborti oo ka mid ahaa waziirka isbortiga soomaaliya suleymaan colaad rooble oo asagu ka mahad celshay casumadii lagu suubshay in uu ka soo qeyb galo xiritaanka ciyaraha xagaaga ee swaden. waxaana uu uga cudur daartay gudoomiyaha in uu san imaan karin howlaha u yaal owgiis.
waxaa sidoo kale uu casumaad u diray gudoomiyaha iyo xiriirka seuki gudoomiye ku xigeenka Caf ahana gudoomiyaha gudiga olombikada  jabuti iyo hog.hayihiisa guud ayadoo sidoo kalena xiritankii ciyarahaas ka soo qeyb galiyay xulhdibaanka mid ah dowlada midnimada qaran soomaaliya iyo wafuud ka socotay dowlada Sweden kana mid ahaa john lindh.

gudoomiye shute waxaa uu xiriiro dhanka akle kala sameeyay xiriiro caalami ah asagoo si toos ah ula xariiray xiriirka wadanka turk iyo midka kenya ku waas oo si toos ah u ictiraafay xiriirka seuki ee uu hogaaminayay udoomiye shiikh muqtaar shuute.

hadaba gudoomiye shute waxaa uu gaba gabadii ciyartii xiritanka uu gobtii ka sheegay in uu booska u baneenayo walaalihiis aqoonta u leh sii wadida ciyaaraha soomaalida ayadoo dhawaqaasna uu ka farxiyay bahweyntii isbortiga soomaaliya ee gobtaas joogay waxaana dadka qaar usoo xasuusiyay hadalkaas sifadii madaxweynihii ugu horeeyay sooomaaliya Aadan cabdule cismaan oo kursigii madaxtinada isaga dagay asaga oo wali sii hogaamin karay sooomaaliya.

hadaba odayga  isbortiga soomaaliya MR:shute mar aan ka wareysanayay tariikh nololeedkiisa ayuu i sheegay in uu jeceyl yahay soomaaliya oo mid ah iyo isboortiga soomaaliya oo mid noqda.waxaana idiin soo gudbin donaa hadii alle idmo tarikhdisii ciyaar yahanimo iyo sidii uu ku soo galay isbortiga soomaaliya.
 














Shalay oo bishu ahayd 17 oktobar 2009 ayaa urur weynaha SEUKI yeeshay shirwayne si loo doorto maamul cusub & hogaan ururka haga sanadka soo socda 2010. Shirwaynahan ayaa ah mid dhigaya sharciga u dagsan ururka SEUKI in la qabto sanadkii mar kaas uu xubnaha ururka SEUKI doortaan maamul cusub.

 
Gudoomiyaha Ururka Muqtaar shuute ayaa qeeybtii kowaad shirsanadeedkan  ku sameeye qiimayn howlihii uu ururka qabtay sanadkan 2009 waxaana laysa gartay in ay ay ahayd guul isla markaasna uga mahad celiyey dhamaan xubnaha ururka SEUKI sidii wacnayd ay howshooda u guteen. Kulankaan ayaa goobjoog ka ahaayeen odayaal rug cadaa sports ah talana ka bixinayey sidii loo gaari lahaa horomar la tiigsan karo odayaashaas ayaa ka mid ahaa Sacad Cumar Geedi &  Abdulkadir Mohamud (Cabdi cade).
Shirsanadeedka qeeybtiisii labaad kuna saabsanaa maamul u sameeynta ururka ayaa loo gudbay iyadoo halkaana ay joogeen Odayaal rug cadaa sports & ururka SEUKI xubnihiisa kale & Faysal makaraan oo ah xubin GOS & SEUKI Waxaana ay doorashadu u dhacday si demoqoradiyad ah ka dib markii afarta musharaxiin  oo uu ururku soo diyaariyey kala ahaa Ahmadeey Basreey, Abdi aziz Hussein , Caydaruus Ali jama & Hirey Ahmed Roble.
Dhamaan xubnihii codka bixinayey waxay si kalsooni buuxda u doorteen Mudane Hirey Ahmed Roble.
Gudoomiyaha cusub Hirey roble & Gudoomiyihii hore Muqtar shuute
 

 

Gudoomiye ku xigeenka SEUKI 2010 & Gudoomiye ku xigeenkii SEUKI 2009 oo xilka iska wareejinayo
Guddoomiye:      Hirey Ahmed Roble.
Gudd. Kuxigeen: Abdi aziz Hussein Igal
Xogheyn :          Abdi weli Malin (Shaaciye).
Khasneeji:          Caydaruus Ali Jama.
Farsamada:        Awil hassan (Ali gurey)
Xiriirka dibada:   Muqtaar Shuute
              

Doorashadii ka dib ayaa hadalka waxaa qaatay Gudoomiyaha SEUKI mudane Hirey Roble oo uga mahad celiyey dhamaan xubnaha ururka SEUKI kalsoonida ay u muujiyeen in xilkaan uu qabto urur weynaha SEUKI wuxuuna ugu baaqay dhamaan maamulka SEUKI in ay isku aragti ka noqdaan horomarinta Sportiga ayna tahay arin muhiim in dhalinyarada somaliyeed wax fiican loo qabto jid fiican lagu hago.

 

 

Last Updated on Friday, 30 April 2010 22:38
 

Guddoomiyaha Jaaliyada beesha shiikhaal ee Dalka kenya oo loo Doortey Fuaad Maxamed Cilmi Daawo sw

E-mail Print PDF

(Geesguud Nairobi)Xaflad si weyn loo soo agaasimey lugana dooranayay guddoomiyaha jaaliyada beesha shiikhaal ee dalka kenya ayaa maantey ka dhacdey xarunta kalsan ee magaalada Nairobi xafladaas oo ay kasooqeyb galeen xubno badan oo kamida beesha kunool Nairobi. ugu horeeynti xaflada waxaa lagu furey aaydaha quraanka kariimka ah waxaan ku furey Cabdinaasir Maxamuud dheere ayadaha qur aanka ka dib.

Waxaa laguda galey doorashadii la dooraniyay guddoomiyaha jaaliyada beesha shiikhaal waxaan xilkaas isku soo taagey Feysal Xaaji iyo Macalin Ibraahim iyo Fuaad Maxamed Cilmi, labada mushar ee feysal iyo macalin ibraahim waxay u tunaasuleen guddoomiyihii galabta la doortey ee fuaad maxamed cilmi oo doorashada galabtey cod aqlabiyad leh ay ugu codeeyan jaaliyadii beesha shiikhaal ee dalka Kenya ku dhaqan.
 

Jawiga xaflada ayaa ahaa mid aad usareeyo dhamaan dadki ka sooqeeb galeyna ay si weyn ugu farxeen qaabki loosoo agaasimey xaflada doorshada ee guddoomiyaha jaaliyada ee beesha shiihaal ee Kenya. maxamed cilmi

 

Dadki ka soo qeeb galey waxaa ka mid ahaa guddoomiyihii hore ee jaaliyada besha shiikhaal cali baashi xaaji maxamed laameeyr oo feelashi jaaliyada iyo wax qababkii jaaliyada oo uu ku wareejiyay guddoomiyaha la doortey  

Sidoo kale waxaa isagana goobta ka Hadley guddoomiyaha gudiga isku xirka iyo danaha siyaasada beesha shiikhaal Axmed Shuqul sheikh Aadan oo isagana u mahad naqey guddoomiyaha ladoortey ee jaaliyada beesha shiikhaal ee dalka Kenya fuaad maxaed cilmi waxaanu ku sheegay in yahay halyeey wax badan ka qaban karo danah iyo hormarka beesha shiikhaal

Waxuuna sheegay in uu siweeyn u aaminsanyahay shaqsiga galabta ay jaliyadu udoorteen danaha beesha shiikhaal fuaad maxamed cilmi

Iyadoo dadki goobtaasi ka Hadley ay aad u fara badnaayeen ayaa ugu danbeentii waxaa hadalka lagu soo dhoweeyay guddoomiyaha cusub ee jaaliyada beesha shiikhaal ee dalka Kenya fuaad maxamed cilmi oo qudbad taariikhi ah ka hor aqriyay jaaliaydiii doortey ee xilka u dhiibtey waxaanu sheegay in uu ka soo bixi doono hoosha ay beeshisa u igmatey isgoo siweyna ushgeegay in uu ku faraxsanayahay xilka ay beesha ugaratey siweyna uu uga soo bixi doono hoowlaha hor yaalo isaga idanka ilaahay.
 

Guddoomiye fuaad ayaa sidoo kale umahad naqey inta doortey iyo intaan dooran waxaanu sheegay in uu si cadaalad ah uu beeshisa ugu adeegi doono hormarna uu gaarsiin doono isagoo kaashanayo waayo aragnimadiisa iyo aqoonta u dadka u leeyahay iskuxirkooda.

Ugu danbeentiina waxaa lagu balamey in xaflad weyn oo caleema saar ah la qaban doono maal maha fooda nagu soo aadan.

Guud ahaan xafladaas waxay kusoo dhamaatay sidii loogutalagalay.   

Geesguud.com  This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it     shuqul omar" This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Friday, 26 February 2010 23:34
 

Raaso2

E-mail Print PDF
 
Last Updated on Saturday, 13 February 2010 07:56
 

Fartun birimo Aroos

E-mail Print PDF

BIRIMO & DAWLO ( ANIGOO AROOS KULA GALA)

 
 
 
 
Anpassa
 
 
 

Last Updated on Saturday, 03 April 2010 01:30
 

Kuchikuchi Hindi af-somali

E-mail Print PDF

 

Last Updated on Thursday, 01 April 2010 01:22
 

Dhambal Caashaq, ...

E-mail Print PDF

 

 

Last Updated on Friday, 02 April 2010 15:44
 

Xawilada OLYMPIC

E-mail Print PDF

Shirkada Xawaalada Caalamiga ah ee Soomaaliyeed Xawaalada Olympic ayaa si weyn u soo jeedatay shacabka Soomaaliyeed meel walba.


 

.



Qeybta Xisaabaadka ee Shirkada xawaalada Olympic Muqdisho

Macaamiisha Xawaalada Olympic oo soo qaatey lacagtoodii xarunta Weyn ee muqdisho

Qeybta Baafinta ee Xawaalada Olympic Head quarter -ka Muqdisho

Qeybta Bixinta lacagaha ee xawaaladda Olympic muqdisho

Mid ka mida macaamiisha oo Saxiixaya waraaqda lacag bixinta


Farxad ka Muuqata mid ka mida macaamiisha Xawaaladda Olympic xarunteeda dhexe ee Muqdisho

Qeybata Weydiinta lacagaha ee dadweynaha ama (Customer Counter-ka)



Qeybta Xalinta cabashooyinka Macaamiisha ee xarunta weyn oo xalineysa
Last Updated on Wednesday, 28 April 2010 10:39
 

Maxaad ka xasuusataa Kacaankii 21-oktobar? Tariikhdii SOMALIYA DHageyso

E-mail Print PDF

Waxaan idinku haynaa laba barnaamij oo qeyb ka ah barnaamijyo xiriir ah oo afar qeybood ka kooban oo aan ku eegayno soo if-bixii iyo dhicitaankii kacaankii 21-ka Octobar.

Qeybta koowaad waxaad ku maqli doontaan qaabkii uu u dhacay afgambigii uusan dhiigu ku daadan  iyo sidii loo qorsheeyay. 21-kii bishii October 1969-kii oo ku beegnayd maalin salaasa ah ayaa ciidamada Militariga iyo kuwa Boliiska oo iskaashayanaya ay la wareegeen dhismayaashii dowlada oo ay ku jirto Radio Muqdisho.

Qeybta labaad waxaan idinku haynaa qaabkii ay dowladii hanti-wadaagu u suurtagalisay hirgalinta qoraalka Af-Somaaliga iyo waliba caqabahadaha ka horyimid dowladaasi, caqabadaasi waxaa ugu muhiimsanaa tuhunkii soo kala dhexgalay saraakiishii Afganbiga ka danbeysay oo qaarkood la sheegay inay diideen in Allaha u naxariistee Sareeyo Guuto Maxamed Siyaad Barre uu hogaanka qabto.

 

 

boggan.....Halkaan ka Dhageeyso......

  • Dhegayso  Qeybta 1-aad
    WM | MP3
  • Dhegayso  Qeybta 2-aad
    WM | MP3
  • Dhegayso Qeybta Sadexaad
    WM | MP3
  • Dhegayso Qeybta Afraad
    WM | MP3
Cabdirisaaq Xaaji XuseenCabdirsaaq Xaaji Xuseen, oo Raiisal Wasaare ka noqday Soomaaliya lixdamaadkii, waxa uu ka waramayaa taariikhda siyaasadeed iyo midda maamul ee Soomaaliya.

 

 
 

 

 
 

 

Taariikh Kooban Soomaaliya: 1960 - 2009
Waxaa soo ururiyey SomaliTalk.com
_______________
_________
____

July 1, 1960 - Xorriyadii iyo midowgii dadka Soomaaliyeed qaybtii laga soo bilaabo dabayaaqadii qarnigii 19aad ay gumaysan jireen Ingiriiska iyo Talyaanigu.  

July 1, 1960: Madaxweynihii u horeeyey ee Soomaaliya waxaa noqday Aaden Cabdulle Cismaan Daar (Aaden Cadde), waxana uu madaxweyne ahaa ilaa June 10, 1967, markaas oo doorasho uu madaxweynanimada kula wareegey C/rashiid Cali Sharmarke. [Aaden Cadde waxa uu noolaa intii u dhexeysey 1908 ilaa June 8, 2007].

Jan 1962 - Nelson Rolihlahla MANDELA ayaa u mahad celiyeey afar wadan oo ay ka mid tahay Soomaaliya. Mandela waxa uu ka khudbaynayey shirkii Pan-African ee lagu qabtay Addis-Ababa, asagoo u mahad celiyey afar dal ee Afrika** xilligaas ka mid ah dalalka xorta ah, kuwaas oo kulankaas joogey, kuwaas oo ahaa  Somalia, Ethiopia, Sudan iyo Tanganyika. Waxana uu Mandela dalalkaas uga mahad celiyey sida ay cunaqabataynta siyaadadeed iyo mid dhaqaale u saareen dawladii markaas midab takoorka ku haysatey Koonfur Africa iyo sida ay dalalkaasi magan gelyo u siiyeen qaxootiga reer Koonfur Afrika.

June 10, 1967: Waxaa Soomaaliya madaxweyne ka noqday C/Rashiid Cali Sharmarke. October 15, 1969 ayaa la diley C/rashiid isagoo booqasho ku maraya Laascaanood. [C/rashiid Cali Sharmarke waxa uu noolaa intii u dhexeysey 1919 ilaa October 15, 1969].

siad barre
Siyaad Barre

Oct 21, 1969 - Inqilaabkii loo bixiyey 'inqilaabkii aan dhiigu ku daadan" ayaa ka dhacay Soomaaliya, waxaana sidaas xukunka ku qabsaday Jenaraal Maxamed Siyaad Barre.

Oct 21, 1972: Waxaa si rasmi ah loo qoray Afka Soomaaliga oo wixii xilligaas ka horeeyey aan qornayn, balse Soomaalidu weligood ku hadli jireen.

Jan 23, 1975 - Culimo Soomaaliyeed ayaa ka dhiidhiyeen sharci ay soo rogtey xukuumadii Siyaad Barre ; sharcigaas oo ka hor imaneyey Qur'aanka (Xukunka Allah). Maadaama ay dadka Soomaaliyeed oo 100% muslim sunni ah u cuntami weydey xukunkaas ayey culimadu gadoodeen; waxaana loogu jawaabey in toban culimadii ka mid ah lagu xukumay dil; waxaana culimadaas Muqdisho lagu toogtey 23/1/1975.

April 9, 1978 - Waxaa dhicisoobey Inqilaab lala maaganaa in lagu rido xukuumadii Siyaad Barre. Waxaana la toogtey 17 kamid ahaa ragii inqilaabka lagu tuhmay oo uu kujirey Col. Maxamed Sheekh Cismaan oo ahaa hogaaminayey Inqilaabka.  Xilligaas ayuu C/Laahi Yuusuf ka baxay Soomaaliya maadaama uu kamid ah raggii ku jirey fulinta Inqilaabkaas. [Inqilaabku wuxuu ku qorshaysnaa inuu dhaco April 12, 1978, laakiin wuu ka soo hormaray oo wuxuu dhacay taariikhdu markay ahayd April 9, 1978 waana uu dhicisoobay.*]

Taariikhda Soomaaliya
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

July 1, 1960: Madaxweynihii u horeeyey ee Soomaaliya waxaa noqday Aaden Cabdulle Cismaan Daar (Aaden Cadde), waxana uu madaxweyne ahaa ilaa June 10, 1967, markaas oo doorasho uu madaxweynanimada kula wareegey C/rashiid Cali Sharmarke. [Aaden Cadde waxa uu noolaa intii u dhexeysey 1908 ilaa June 8, 2007].

Jan 1962 - Nelson Rolihlahla MANDELA ayaa u mahad celiyeey afar wadan oo ay ka mid tahay Soomaaliya. Mandela waxa uu ka khudbaynayey shirkii Pan-African ee lagu qabtay Addis-Ababa, asagoo u mahad celiyey afar dal ee Afrika** xilligaas ka mid ah dalalka xorta ah, kuwaas oo kulankaas joogey, kuwaas oo ahaa  Somalia, Ethiopia, Sudan iyo Tanganyika. Waxana uu Mandela dalalkaas uga mahad celiyey sida ay cunaqabataynta siyaadadeed iyo mid dhaqaale u saareen dawladii markaas midab takoorka ku haysatey Koonfur Africa iyo sida ay dalalkaasi magan gelyo u siiyeen qaxootiga reer Koonfur Afrika.

June 10, 1967: Waxaa Soomaaliya madaxweyne ka noqday C/Rashiid Cali Sharmarke. October 15, 1969 ayaa la diley C/rashiid isagoo booqasho ku maraya Laascaanood. [C/rashiid Cali Sharmarke waxa uu noolaa intii u dhexeysey 1919 ilaa October 15, 1969].

siad barre
Siyaad Barre

Oct 21, 1969 - Inqilaabkii loo bixiyey 'inqilaabkii aan dhiigu ku daadan" ayaa ka dhacay Soomaaliya, waxaana sidaas xukunka ku qabsaday Jenaraal Maxamed Siyaad Barre.

Oct 21, 1972: Waxaa si rasmi ah loo qoray Afka Soomaaliga oo wixii xilligaas ka horeeyey aan qornayn, balse Soomaalidu weligood ku hadli jireen.

Jan 23, 1975 - Culimo Soomaaliyeed ayaa ka dhiidhiyeen sharci ay soo rogtey xukuumadii Siyaad Barre ; sharcigaas oo ka hor imaneyey Qur'aanka (Xukunka Allah). Maadaama ay dadka Soomaaliyeed oo 100% muslim sunni ah u cuntami weydey xukunkaas ayey culimadu gadoodeen; waxaana loogu jawaabey in toban culimadii ka mid ah lagu xukumay dil; waxaana culimadaas Muqdisho lagu toogtey 23/1/1975.

April 9, 1978 - Waxaa dhicisoobey Inqilaab lala maaganaa in lagu rido xukuumadii Siyaad Barre. Waxaana la toogtey 17 kamid ahaa ragii inqilaabka lagu tuhmay oo uu kujirey Col. Maxamed Sheekh Cismaan oo ahaa hogaaminayey Inqilaabka.  Xilligaas ayuu C/Laahi Yuusuf ka baxay Soomaaliya maadaama uu kamid ah raggii ku jirey fulinta Inqilaabkaas. [Inqilaabku wuxuu ku qorshaysnaa inuu dhaco April 12, 1978, laakiin wuu ka soo hormaray oo wuxuu dhacay taariikhdu markay ahayd April 9, 1978 waana uu dhicisoobay.*]

Last Updated on Sunday, 29 August 2010 22:42
 

video

E-mail Print PDF

DAAWODiyaaradii u horeysey ee Boing 737 Hargeisa Fadhiisata 
Daawo
Heeso Somali Raxanweyn ama Af Maay
Heestii nabadeynta Somalia Djibouti Buunis Afmaay Djibouti
Shimaali Af Maay Djibouti Kooxda Arlaadi Hees Afmaay
Nuurto iyo Tarash What a song Kuusoow Kuntuwaareey Musa Musa
Kuusoow Kuntuwaarey Afartii daalimiinta Nuurto Arlaadi
Afka Dabare Nuurto Arlaadi Tarash iyo Nuurto Arlaadi
Muxsin Jaakoole Dawliyaan u Baahnaahee Best Song
Halkan kadaawo Filimo Aanu U-tube idiinka soo Ururinay
 Yaa ka danbeeyey xasuuqii Jasiira Daawo Canjeex German speaking Somali Watch This one
Majaajilo Dawo ma leh Hinaasuhu 1 American speaking Somali Bashiir
About Somali Land Report from VOA Majaajilo Dawo ma leh Hinaasuhu 1
  Majaajilo Dawo maleh Hinaasuhu 2
Hees Somalia Dalkeenaa Dawladi Cumar dhuule waa Jacayl aboodi ah
Abdi Haybe Arooskii Shaahlaha Cumar dhuule Waxaan Gocanayaa
Abdi Haybe Ergo Jacayl with Boon Abdi Haybe Macnaheedu Waa Mirqaamay
Abdi Haybe Adna ii dhiib with Boon Xirsi Mjaajilo Feynuus Sh Daahir & Mustafe
Abdi haybe Yaa i Moodikara Shaahle  
Abdi Haybe Aabo Jacaylka nooga iibi  Majaajilo
Abdi haybe Yaynaan isu Fiirsan  
Abdi Haybe with Boon  Majaajilo
Tima Cade A.U.N Dugsi ma laha Qabyaaladi Magaalo joog xumo Abdi Haybe & awkadleeye
Hees Roda jamac Calan yahow salaan wacan Somalia against Itoobiya 1977
Kinsi Xaaji Aadan Waa naruuro sheekadu Xooga Dalka ee Djibouti Daawo
Abdi Haybe Reer Miyi Vs Reer Magaal Niiko Hablo Soomaaliyeed oo iska Baashaalaya
Ex_Xoogii Dalka Soomaaliyeed codkii A.S.Cige Ruwaayadii Maguuraan Reer miyi Lumay
Places that don't Exist Somaliland Part 2 Maguuraan iyo Reer Awkadleeye
Our trip to Somaliland Report Tiknikadii Ciidamadii ex-Xooga dalka Somalia
Caraale iyo Heestiisii Aduunyooy waalaleey Maki X banadir i dheh wayaa Adeer i dheh
Saado cali Aan Wada Tashano  
Ceerigaabo Daawo dacalada Beerta Xayawaanka ee Hargeisa Waran cade Zoo
Suntii Lagu aasay Soomaaliya The Toxic truth Part1 Suntii The Toxic Truth Part 2
Warbixintii u Danbeysey ee Ilaria Alpi Gen Caydiid the untold Truth About Somaliland
Withdrawel from Somalia 1940British navy  
Godob jacayl Dhooylaa waa Sareeye Axmed yaasiin sareeye majaajilo Anaa isduqeeyey
 City Girl VS Nomadic Girl  
Gaashaamo & Hawd Daawo Dacalada  
Somali Dhaanto Nice Remix Dwo Malaha Hiinaasuhu Majaajilo
Dawo Maleh Hinaasuhu Majaajilo Dawo Maleh Hinaasuhu Majaajilo
Dawo maleh Hinaasuhu majaajilo Dawo Maleh Hinaasuhu Majaajilo
Dawo maleh Hinaasuhu Majaajilo Cabdijibaar Khaliiji Hees Madabeecadaadaa?
Aduunyooy xaalkaabe Magool with M.Moohe Basbaas & Huryo Diidan & Dalmar
Maryan Mursal Waxa aad Labugtee from HCTV Maryan Mursal Waaw
Maryan Mursal Waan Kaacodsanayaa Cabdi Qays with Dacar Darmaan
Xamar iyo waayo Siday ahayd Xamar Daawo Xamar 1960-kii
Somalia A Piradise Destroyed Daawo Xoreyntii Soomaali Galbeed & Abboo
Western Somali Liberations in 1977-1978 Western Somali Liberation part3 Daawo
Western Somali Liberation Daawo When Somalia Was Most United Daawo
Terror Recruits Return To Britain Part One Terror recruits Return To Britain Part Two
Muqdisho Daawo Burburkii Muqdisho Loo geystey Daawo
Doorashadii Cabdilaahi Yuusuf ee Kenya Daawo Heshiiskii Cali Mahdi & ceydiid 1993 Daawo
Journeyman TV Nice Film Daawo Aidid USC Daawo
Alqaaciida in Somalia Daawo American in Mogadisho Daawo
Geesguud Daawo dacalada Daawasho Wacan Laascaanood Daawo Dacalada Daawasho wacan
Laascaanood Puntland VS Somaliland Daawo 1 Laascaanood Puntland VS Somaliland Daawo2
Laascaanood War Daawo  
Hees Alloow Alloow Daawasho Wacan Banaanbaxyadii Kadhacay Dhamaan
  The kids of Somaliland the Best Video Daawo
Seylac oo Taariikhdeedii Daahfurtay Daawo Boorame Daawo Dacalada
Ilowshiyo Dhowidaa Abaayo Daawo Hees Ruux Haduu is deldelaayo Codkii fartuun
Yaa ka danbeeyey xasuuqii Jasiira Daawo Canjeex Diinleeya Roberto cavarletti
   

 

 

Casharo Ku saabsan Baabuurta Ka daawo halkan Hoose

Deisel Petrol Engines
Deisel Engine Ignition System
When Starting a Car Injectors
Ford Cooling system
Lamborghini VS Tornado Water Pump
Mercedes Engine Overheating

Last Updated on Saturday, 07 November 2009 07:35
 

saado cali aan kuu taliyo aan wada tashano

E-mail Print PDF

saado cali warsame aan kuu taliyo aan wada tashano aan isku tashano new song 2009

saado cali warsame aan kuu taliyo aan wada tashano aan isku tashano new song 2009...geesguud.com

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Last Updated on Wednesday, 02 September 2009 05:57
 

DHINAWDA PROJECT:

E-mail Print PDF
 
 
 
 
 

 

 
0:32
 
 

 

Last Updated on Tuesday, 02 February 2010 21:33
 

Raaso pr1

E-mail Print PDF

Kanalikon

 
Raaso pr1
 
 
geesguud.com daawasho wacan
 
 
 
 
 
 
 
 
"
Last Updated on Friday, 25 September 2009 22:57
 
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  Next 
  •  End 
  • »


Page 1 of 2

Newsflash