Ku soo Dhawaada Qeybta Diinta
Ku soo Dhawaada Qeybta Diiniga ee geesguud waxaad ka heli kartaa dhegeysi iyo akhris wada socda oo ah 114 Qur'aanka kariimka ah wax walboola dhageystana waxaa ugu wanaagsan quraanka sida uu alle na leeyahay walaale waxaana wanaagsan in aan ku dadaalno in aan dhageysiga qur'aanka ku texnaano waxaan filayaa in aad ka faa'ideeysan doontaan fursadaan ay idin siisay Shabakadda Wararka ee geesguud.com inshaa allaah
Walaal waxaad ku dhageysan kartaa Qur'aanka Programka Real Player Fadlan Suurad walba Numberkeeda Dooro si aad u dhageysato