Waxaan si naxariis leh halkaan uga baafinayaa anigoo ah Hooyo Xaliimo Axmed Nuur Wiilkeyga Nuur Cilmi Bare oo Loo Yaqaan (Nuur-Gardaro) iiguna war dambeysay asagoo jooga Jabuti Marna Ku maqlay inuu joogo dalka Biljim Waxaan ka codsanayaa Cidii meel ku maqasha ama taqaan ineey igala soo xiriiraan Anigoo Dagan Dalka M areykanka (minneapolis)
Tel-001612-4234145 AMA WEBGA This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Mahadsanadiin




Baafin


