GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Aroosyada
Aroos

MEHERKA YAASIIN CABDI SICIID(YASKA) IYO CAASHO XUSEEN CILMI CAAGANE(CAASHO CUUD)-MUQDISHO

E-mail Print PDF

Hambalyo Hambalyo Meherka Yaasiin Cabdi Siciid{Yaska} iyo Caasho Xuseen Cilmi Caagane {Caasho Cuud}.

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Geesguud.com waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan boqorka iyo boqorada MEHERKA YAASIIN CABDI SICIID(YASKA) IYO CAASHO XUSEEN CILMI CAAGANE(CAASHO CUUD) oo meherkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho Tariikhdu markay ahayd 29/08/2010

Waxaan marlabaad leenahay Noqdo kuwii, ku raaxaysta guurka iyo jiiraalka hayaanka wadada dheer ee nolasha, noqdo kuwii  is maqla , wadaaga jacayl xushmad iyo kalgacal iftiimaya, qalbiyada lamaane isku dhaxay . Noqda kuwii kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Meherka Yaasiin Cabdi Siciid{Yaska} iyo Caasho Xuseen Cilmi Caagane {Caasho Cuud}.

Hooyo Khadiijo Sheikh Cumar, hooyo Siciido Xasan Axmad iyo Aabo Xuseen Cilmi Caagane
Maxamuud Cabdi Siciid
C/laahi Cabdi Siciid
Bashiir Cabdi Siciid 
Axmed Cabdi Siciid
Xasan Cabdi Siciid
C/raxmaan Cabdi Siciid                 

You're listening to 's Song Daruuraha

 

Jawaahir Cabdi Siciid
Deeqa Cabdi Siciid
Xafsa Cabdi Siciid
Aamina Cabdi Siciid
Nasra Cabdi Siciid
Ramla C/raxmaan Daahir.

Waxaa sidoo kale Hanbalyada diraya Eedo Xaliimo siciid
Eedo Faaduma Siciid
Eedo Abshiro Siciid iyo dhamaan reer Maxamed Siciid oo kala ah Bishaaro Maxamed
Siciid iyo caruurteeda, Cumar Maxamed Siciid iyo xaaskiisa, Farxiya Maxamed Siciid
iyo caruurteeda, C/qaadir Maxamed Siciid{shama}, Xamdi Maxamed Siciid, Deeqa Maxamed
Siciid, C/risaaq Maxamed Siciid, C/laahi Bashiir Siciid, Shukri Bashiir Siciid
dhamaan reer Bashiir Siciid iyo reer Cali Siciid oo kala ah C/laahi Cali Siciid,
C/risaaq Cali Siciid, Saacid Cali Siciid, Asli Cali Sidiid, Sacdiya Cali Siciid,
Iglan Cali Siciid, Xafsa Cali Siciid iyo Nimca Cali Siciid.

Waxaa kale oo aan ayaguna meesha ka maqnayn adeer Baari iyo xaaskiisa, adeer
Sh.C/casiis Xasan Cali, Maxamed Yaasiin Sh.Cali iyo xaaskiisa Khadiija Sh.Maxamed
Sh. Cumar, Cismaan Xaashi Gurey iyo xaaskiisa Farxiya Xaashi Gurey iyo caruurteeda
Carees Xasan Dacal iyo Cawle Xasan Dacal. sidoo kale waxaa hanbalyada diraya dhamaan
reer Shiiq Cumar Xasan oo kala ah:

Abti Sh.C/qaadir Sh.Cumar,
Abti Sh.Xasan Sh.Cumar,
abti Sh.C/kariin Sh.Cumar,
Abti Sh.C/caziiz Sh.Cumar
Dr.Bashiir Sh.Cumar
Abti Maxamuud Sh. Cumar
Abti Axmed Sh.Cumar,
Abti Loobage Sh.Cumar,
Abti Sacdi Sh.Cumar
Abti Abukaar Sh.Cumar
Habaryar Ruqiya Sh.Cumar
Habaryar Caasho Sh.Cumar
habaryar Aamina Sh.Cumar
Habaryar Shamsa Sh.Cumar
Habaryar Sacdiya Sh.Cumar
Habaryar Umulkheyr Sh.Cumar
Habaryar Faadumo Sh.Cumar

Habaryar Maryan Sh. Cumar iyo habaryar Maymuun Sh.Cumar, abti Cumar Cali Cumar iyo
xaaskiisa caruurtiisa, Habaryar Xaliimo Sheekh Maxamed iyo caruurteeda.

Awoowe Cumar Muse Aadan iyo xaaskiisa
Abti Zakariya Yaasiin Xaaji Xusseen
Shamso Cali Faarah iyo caruurteeda
Seynab C/qaadir Maxamed
Farxiyo Wehliye
Cumar Maxamuud Ciise
Ciise Maxamuud Ciise
Maxamuud C/qaadir Xasan
Habaryar Safiya C/laahi {bidhaan} iyo caruurteeda
Xaliima Cismaan Xasan iyo caruurteeda
Dr. Xusseen Bashiir Sh.Cumar (Xuseen Madoobe) iyo xaaskiisa Faadumo Qaasim Maxamed.

Waxaa sidoo kale Hanbalyo kal iyo laaba diraya habaryar Sahra Maxamed Nuur
Gab-gable, Eedo Saafi Yaxye Cali, C/raxmaan Xasan Cali
Aamina Zahra Xasan Cali
C/qaadir Sheekh Bashiir
Fardowsa C/qaadir Maxamed
Canab C/qaadir Maxamed
Luul C/qaadir Maxamed iyo Siciida Daahir Xaaji.
Waxaa ayaguna Tahniyada hanaga reebinana leh Sacdiya Maxamed Salaad, faa'iza Cali
Salaad, Sahra Cali Xasan Fardowsa Shiil iyo Faa'iza Shiil.

Dhamaan dadkaan aan soo sheegnay, waxay kala joogana USA, Uk, Canada, Holand,
Norwey,Sweden,Cairo,Adis'ababa Muqdisho iyo Kenya, waxay Tahniyad farxadleh u
dirayaan Boss Yaasiin Cabdi Siciid{Yaska} iyo Caasho Xuseen Cilmi{Caasha Cuud} oo
meherkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho Tariikhdu markay ahayd 29/08/2010, waxayna
leeyihiin "Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guulle lagama waayee gobonimo
ku aqal galla" waxay kaloo ugu ducaynayaan reerka cusub wiil iyo caano gabar iyo
cano guulow kayeel. aaaaaaaaaaaamiiiiiiin aaaaamiiiiiiiiiiin "aqalgalkuna haku xigo
amiin'".ugu danbayntii iyo guntii iyo gabagabadii waxaa mahadnaq aan lasoo koobi
karin halkan kasoo jeedinaysa Khadiija Sheikh Cumar oo dhamaan intii u soo
hanbalyeysay wiilkeeda u mahadnaqaysa.

 Asxaabta ama ehalka kala ah
Boqorada Faadumo hasan sheikh cuamr fadumo ladan
eedo cadar cuamr hindi
Ader qaali Baari iyo xaaskisa
ader c/abshir
eedo abshiro eedo fadumo eedo deqo iyo abaayo xamdi
gudomiye husein faandho
Husein elmi farah
elmi abdi iyo xaskisa karolina
yahya hagi ali suuley
enjineer mahamed garweyne
Careys hasan elmi iyo xaskisa
farhiya hasan elmi iyo ilmaheda iyo waliba seygeda
cisamn hashi gurey
fariha hashi gurey imaheda
ahmed hashi gurey
xawo siicd iyo odaygeda
luqmaan hassan sheikh omar
hashim hassan sheikh omar
husein elmi haydar aalto
c/laahi abdi mahamed cade
gudoomiyah Jaaliyada Kenya mudane  .Fuaad Maxamed celmi (Deeqsi)

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

Last Updated on Sunday, 22 August 2010 01:47
 

AROOSKA MAXAMEDKHADAR MACALIN CABDULLAHI IYO QANIIMA MAXAMED CALI -SWEDEN

E-mail Print PDF

 HAMBALYO - AROOS


AROOSKA MAXAMEDKHADAR MACALIN CABDULLAHI IYO QANIIMA MAXAMED CALI -SWEDEN





Dhamaan Maamulkaiyo Shaqaalaha  Geesguud.com iyo Jilibweyn.com waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan boqorka iyo boqorada AROOSKA MAXAMEDKHADAR MACALIN CABDULLAHI IYO QANIIMA MAXAMED CALI 
oo arooskoodu Ka Dhacay taariiqdu markay aheeyd 24 july 2010 magaalada Gøtebotg ee dalka Sweden.Waxayna leehiyiin, gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guule lagama waayee gobonimo ku aqal gala.Noqda kuwii kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano


Waxaa tahniyad qaas ah diraaya Qanciye35--Bile5

Dhamaan dadkan waxay hamhalyo aroos u diraayaan  arooska iyo aroosada kala ah maxamedkhadar maclin cabdullaahi  iyo qaniima maxamed cali arooskooduna wuxuu ka dhakay dalka Sweden  waxaana hambalyo iyo bogaadin udiraayaa asxaabtan kala ah:…….

 
                               
dadka hablayeeynayo magacyadooda
Abdifitaah hussein cilmi{ashraf}
Mohamed abdillaahi abdille{GAACIR)
Ahmed khaliif maxamed (cabdicad)
Ibraahim maxamed jeekey
Xasan cabdulle c/raxman
Cali xusen maxamud (kabaray)
Axmed xasan mascuud (sokeye)
Maxxamed  ismaciil muxumed (laab)
Faduma ibrahim hayle
Sacdiyo maxamed c/laahi
Ahmedkhadar maxamed c/laahi
Maxamed xusen (haatuf)
C/qaadir ibrahim xayle
Caafiyo ahmed nuur
Gulled nuur cumar
Gulled ahmed shafici
Dr c/qadir maxamed  iyo xaaskiisa farhiyo xasan cilmi

C/naasir ibrahim cilmi iyo xaskiisa bahjo c/qaadir
Maxmed xuseen maxamud {kabaray} iyo Xaskiisa xaliimo maxamed cali
Khadar muqtar abukar
C//laahi axmed xaaji-bile5
Cali ahmed dhimbil (Ing ali)
Farhiyo abuubakar ahmed
Muno abuubakar ahmed(hi5)
Nuur mohamed hussein {fikiraaye} 

Dhamaan asxaabtan oo kala jooga Sweden ,Kenya ,s/Africa ,uk iyo austrelia  waxa ay hambalyo iyo bogaadin hawada umarinaayaan  arooska iyo aroosada , boqorka iyo borada 

Maxamedkhadar maclin cabdullaahi  iyo Qaniima maxamed cali

waxayna leeyihiin iskuwaaro ubad qeyr qabana kala hela  wiil iyo caano , gabaryo caano 

Aamin aamin  aamin aamin


Waxan Hambalyo u Diyaraa Sxbkeyga Marna Walalkeyga Mohamed Khadar Magaceygu Waa :
(AbdiMalik Hassan Ahmed) Waxan Leyahay Hambalyo Noqda Kuwi Isku Waara

Waxaa aaan halkan tahniyada qaaliya ugua gudubinaynaaaa  maxamedkhadar macalim iyo qaniima maxamed cali ooo uu aroooskoodu ka dhacay sweden garaan ahaan stokhlom

waxa tahniyad diray aniga oo kal

 
maxamedbadri (raasoboy3) iyo gacalisadayda safiya axmed maxamed

maxamed ismaciil (laab)

caydaruus sheekh cumer (haldoor)

maxamed xuseen            ( haatuf)

maxamed cabdilaahi oomar( islam the best)

jihaan moalim omar

leyla                                  ( iiwadasheekada)

bashiir aadan khaliif            (koorejaan)

khadarmukhtaar sheekh abibakar (gorgor)

axmedkhader maxamed cali (khadare yare)

cabdallah maxamed abdi      (ojlaan

Alloo ka yeel reeerkii lagu nastee lagu nagaado

iyo dhamaan asaaxab badan oo aan halkan lagu soo koobkarin magacood kusoo kooban
karin waxa ay leeyihiin arooskiiinu ha noqdo kii lagu raago wiil iyo gabar eebe kala
siiiyo 

 

 

 

 
  

Last Updated on Monday, 14 June 2010 21:33
Tahniyadda Arooska noogu soodir:
 

Last Updated on Friday, 20 August 2010 05:25
 

AROOSKA CBDIBASID CABDIRAXMAAN XAASHI IYO FAADUMO MAXAMED ISAAQ -LONDON

E-mail Print PDF

 HAMBALYO - AROOS



AROOSKA CBDIBASID CABDIRAXMAAN XAASHI IYO FAADUMO MAXAMED ISAAQ-LONDON





Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Jilibweyn.com iyo Geesguud.com waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan boqorka iyo boqorada AROOSKA CBDIBASID CABDIRAXMAAN XAASHI IYO FAADUMO MAXAMED ISAAQ
oo arooskoodu Ka Dhacay taariiqdu markay aheeyd 17 july 2010 magaalada London ee dalka England.Waxayna leehiyiin, gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guule lagama waayee gobonimo ku aqal gala.Noqda kuwii kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano


Waxaa hambalyada diraaya

Ayeeyo caasho kaahiye
Deeqa Xasan macalin iyo caruurteda,hodan iyo ayuub,
Hooyo habibo hasan macalin,
cabdi hasan macalin[abdi[guulwade]
abdi karin hasan macalin,
abdi nuur shiikh axmed,
xaawo hasan macalin,
yasmin mohamed Isaq,
faysal mahamed Isaq,
farhan mahamed Isaq,
abdi hassan bood,
maxamud cali macalin,
ardo cali macalin
xamdi cabdulle,
xamdi cali macalin,
Shukri Cali Macalin
dadkas o dhan waxay
hambalyo iyo farxad u dirayan boqorka iyo boqoradda o kala ah , Fadumo mohamed Isaq,iyo
Abdi basid abdirahman hashi,oo 17/7/10 aqal koodu ka dhacey Xaafada South Hall ee magalada London,waxan
lenahay guurkina guur wacan gurigina guri qayr amiiiiiin amiiiiin

 

 

 

 

 
  

Last Updated on Monday, 14 June 2010 21:33
Tahniyadda Arooska noogu soodir:

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  
ama

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Tuesday, 31 August 2010 23:07
 

Hambalyo Aroos Eng: C/raxmaan Cumar Maxamud iyo Faduma C/salaan Saciid.

E-mail Print PDF

 Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha geesguud.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka iyo boqorada Arooska Eng: C/raxmaan Cumar Maxamud iyo Faduma C/salaan Saciid.

  

Waxaa Halkan Hambalyo Farxad leh ka diraya

 

  • Aabe Cumar Maxamud Maxamed {Cumar Gaagaab}
  •  
  • Hooye Fadumo Xuseen Cadawe
  •  
  • C/laahi Cumar Gaagaab

  • C/casiis Cumar Gaagaab

  • C/ladiif Cumar Gaagaab

  • C/najiib Cumar Gaagaab

  • Maxamed cumar Gaagaab

  • Axmed Cumar Gaagaab

  • Caasho Cumar Gaagaab

  • Axmed C/laahi Cise

  • Xasan Cabdi Maxamed

  • Rooda C/laahi Cusmaan

  • Naciima C/laahi Cusmaan

  • Eeda Casho Maxamud Maxamed

  • Bile C/salaam Saciid

  • Eedo xooshay Qasin Maxamed

  • Eedo Qadiijo Qasin Maxamed

  • C/laahi C/salaan Saciid

  • Eedo Nadiifa Qasin Maxamed

  • Sacdiya Macalin Maxamud

  • Abshira Yuusif C/raxmaan

  • Caliya Cabdale Macalin

  • Fartuun Xusen Jeele

  • Cayni Cabdale Macalin

  • Saliid Axmed Nuur

  • Fariida cabdale Macalin

  • Xasan Nuur Macalin Maxamud

  • Maxamed Xasan Xussen
  •  
    Maxamed Shekh Cali xusen

  • Dhamaan Asxaabtani Waxee Hambalyo Aroos Ay Udirayaan Arooska Iyo Aroosada Farta iyo Farantiga Boqorka iyo Boqorada Waa Mudane Eng: C/raxmaan Cumar Maxamud iyo Faduma C/salaan Saciid.
  1.  
  •  
  • oo Xafladoodii Nikax ay ka Dhacday Casimada Somaliya
  •  
  • ee Muqdisho Tarikhdu Marka ay ahayd 26/05/2010,
  •  
  • Waxaana Lenahay Guurkiina Guur Qayr Gurigiina Guri
  •  
  • Nagi.


AAMIIN AAMIIN AAMIIN  

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it     This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

abdirahmaan omar < This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it >

 

 
 
    

Last Updated on Monday, 14 June 2010 21:33

Last Updated on Thursday, 24 June 2010 06:56
 

Hambalyo Aroos C/ladhiif Maxamed Axmed Dheere iyo Abshiro Yuusuf C/raxma S-Africa

E-mail Print PDF

 Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha geesguud.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka iyo boqorada Arooska C/ladhiif Maxamed Axmed Dheere iyo Gacalisadiisa Aan ka dhicin Abshiro Yuusuf C/raxmaan oo Arooskoodu ka dhacay Dalkaasi Koonfurta Afrika

  

Waxaa Halkan Hambalyo Farxad leh ka diraya Asxaabta kala ah

Maamo Dhamo Shire Faarax

Burhaan Maxamed Axmed Dheere

C/kaafi ===============

C/fitaax ===============

Xamdi ===============

Muqtaar================

Salaad Cilmi Axmed Dheere

C/qaadir=============

Abshir ===========-==

Col: Xuseen Cilmi Caagane

Faadumo ===========

Bilqayr Abshir Mubaarak (Degan)

Drs Xaliimo Mursal Maxamed

Luuleey     ================ (Qalanjo)

Saadaq Cali_ Abshir Xuseen

C/kaafi ============= (qanciye)

Mowliid C/laahi Xasan (Qodhob)

Cali Xayle Nuur (Gureey)

Max'ed_Deeq Cabdi Cusmaan

Saciid ==== ======(Mariino)

Axmed Cali Duwane

Baari Yuusuf C/raxmaan

Axmed Sahal Mursal (Shelingi) iyo

Cali Baashi Xaaji Maxamed

Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga Soomaaliya,Kenya,Koonfur Afrika,Ingriiska,Suudaan iyo Dhamaan Dunida Dacaladeeda waxa ay Hambalyo iyo Bogaadin hawada u marinayaan

C/ladhiif Maxamed Axmed Dheere iyo Gacalisadiisa Aan ka dhicin Abshiro Yuusuf C/raxmaan

oo Arooskoodu ka dhacay Dalkaasi Koonfurta Afrika waxayna leeyhiin noqda kuwii isku liibaano oo kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano iskuna waara oo ALLE ha idinka dhigo kuwii is jiitoo janada is geeya

AAMIIN AAMIIN AAMIIN  

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 
  
Last Updated on Monday, 14 June 2010 21:33
 

Arooska Nuuradiin Saciid Nuur iyo khadiija Maxamud Cali Husby Stockhom

E-mail Print PDF

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha geesguud.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka iyo boqorada Arooska  Nuuradiin Saciid Nuur iyo khadiija Maxamud Cali oo ku-aqal-galay Magaalada Stockholm Swedan,

  

 

Waxaa hambalyada diraayo

C/qaadir Cali Daahir (Sharaf) iyo xaaskiisa

Maryan maxa,ed xussen

Jarmal cali dahir iyo xaskiisa

Farxiyo C/laahi Cabdi

Cabdi axmed xaaji (dhicis) iyo xaaskisa

Shamso Cali Dahir

Jawaahir Cabdi Daahir

Waxaan leenahay Nuuradiin iyo jiiija  Labadii isku waara ubad qeyr qaba kala hela wiil iyo caano Gabar iyo caano laba

HAMBALYADA KU SOO DIR 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

  

Last Updated on Saturday, 22 May 2010 14:22
 

HAMBALYO MEHER Axmed Cali Xirsi iyo Caisha Xaaji Ciise Faarax

E-mail Print PDF

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha geesguud.com waxay hambalyo Meher u diraayaan

Axmed Cali Xirsi iyo Caisha Xaaji Ciise Faarax

WAXAA HAMBALYO DIRAYA

Abti Cali Baashi Xaaji Maxamed iyo xaaskiisa Khadiijo Maxamed Sh Nuur iyo caruurtisa
Maxamed Najiib, Aamino iyo Najmo

aabe ciise faarax iyo hooyo sahro maxamed maxamuud oo kumagac dheer sahro laameer

eedo ciwaado maxamed ,eedo raxmo maxamed,eedo caasho xirsi,eedo xaawo duraan.

c/salaan ciise faarax iyo seynab abuukar iyo caruurtooda

seyd cali ciise iyo canab cilmi iyo caruurtooda

maxamed deeq ciise faarax iyo hibo muuse iyo caruurtooda

c/raxiim ciise faarax iyo leylo aadan iyo caruurtooda

xaawo ciise faarax iyo muxidiin

maryan ruun ciise faarax iyo jamaal shire

foos ciise faarax iyo c/qaadir iyo caruurtooda

ceyni ciise faarax

beello ciise faarax

farxiyo ciise faarax

maxamed suldaan ciise faarax

c/rizaaq ciise faarax

salim ciise faarax

ubax ciise faarax

jamiilo ciise faarax

dhamaan reer xaaji ciise faarax iyo caruurtooda .

waxey hambalyo iyo bagaadi udirayaan

Axmed Cali Xirsi iyo Caisha Xaaji Ciise Faarax oo todobaadkii hore nikaaxoodu ka
dhacay magaalada birmingham ee Dalka Briten

Abti Shekh Nuur Xaaji Maxamed

Abti C/qaadir Xaaji Maxamed iyo Caruurtiisa

Abti Axmed Xaaji Maxamed Xaaskisa iyo Caruurtiisa

Habaryar Maano Shariif iyo Carurteeda oo kala ah Maxmed Shariif iyo Aamino Cusmaan

Habaryar Faadumo Xaaji Maxamed iyo caruurteeda oo kala ah Cali C/risaaq Saalax iyo
C/naasir

Habaryar Xaliimo Xaaji Maxamed iyo caruurteeda oo kala ah Maryan Axmed Ibraahim iyo
Aadan

Habaryar Khadro Xaaji Maxamed iyo caruurteeda

Dhamaan dadkaasi oo kala jooga Soomaaliya jarmalka sweden Kenya iyo sacuudiga waxa
ay hambalyo u dirahayaan Axmed Cali Xirsi iyo Caisha Xaaji Ciise Faarax oo
todobaadkii hore nikaaxoodu ka dhacay magaalada birmingham ee Dalka Briten waxayna
leeyihiin nikaaxiina ha daba yaal arooskiina noqdana kuwii isku liibaano oo kala
hela wiil iyo caano gabar iyo caano iskuna waara oo ALLE ha idinka dhigo kuwii is
jiitoo is jana geeya

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

You're listening to Omar Shooli's Song Alow

 
 
  
 
You're listening to Omar Shooli's Song Alow
 
 
  

 

 

Last Updated on Friday, 16 April 2010 19:49
 

Hambalyo Arooska Suxufi Ibraahim Cumar Baafe iyo Caruusadiisa Umul-kheyr C/qaadir Sheegoow

E-mail Print PDF

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha geesguud.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka iyo boqorada Arooska  Suxufi  Ibraahim Cumar Baafe iyo Caruusadiisa Umul-kheyr C/qaadir Sheegoow oo ku-aqal-galay Magaalada London,

  

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

  

Waxaa kale oo hambalyo diraya

Bashiir Axmed taajir

Sahra Cabdi Axmed

Layla Sheekh Aadan

Xamdi Maxamed Kadiye

Xuseen Dhaaley

Cawil Abuukar

C/qaadir Maxamed Cashir (Nadaara)

Cabduqadir Cumar Cabdulle

Eng-Axmadeey Abuubakar :Agaasimaha Universal-Tv

C/salaan Hereeri

C/qaadir Nadaara

Ridwaan Xaaji C/weli

Suxufi-Cagmadhige

Axmed Xasan Cawke

Cismaan Xasan Cali (Fantastiko)

Suxufi-Sare Bahjo

Sahro Cabdi Xirsi

 

Aabe Cumar Maxamed
Hooyo Faadumo Cabdulaahi Nuur
Adeer Maxamuud Maxamed
Eedo Caasho Macalin Aadan
Adeer Ibrahim Macalim Mursal
Hooyo Maano cabdiqaadir cal ( .Maano Bunkuweer )
Habar Yar Xaliimo Cabdulahi Nuur
Habar yar Nuurto Cabdulahi Nuur
Habar yar Falxado Cabdulahi Nuur
Habar yar Safiyo Xaaji Jaroon
Duniyo Cumar Baafo
Saciid Cumar Baaffo
Xaliimo Cumar Baaffo
Sahro Cumar Baaffo
Aamino Axmed Baafo
Faadumo Axmed Baafo
Xasan Axmed Baaffo
Yaasir Maxamed Baaffo
Maxamed Axmed Baafo
Biibo Axmed Baaffo
Farxiyo Shuurow Nuur
Luul Shurow Nuur

Dhamaan Cumar baaffo, reer maxamuud, reer cali bay, reer shuurow iyo reer sheegow oo kala jooga Keyna Australia london somalia iyo Saudi Arabia waxay hambalyo u dirayaan wariye ibrahim Cumar Baafe iyo Umulkheyr C/qaadir Sheegow oo dhawaan aqal galkooda ka dhacay magaalada london waxeyn leeyihiin ilaahey ha idin kala siiyo wiil iyo caano gabar iyo caano

Waxaa kaloo hambalyo diraaya

 
Waxaan tahniyad u direynaa arooska iyo aroosada ibrahim cumar baafe iyo Umul kheyr Abdulqadir sheegoow anagoo kala ah
Leyla mahamud xaji
Deeqo mahamud xaji iyo ninkeeda iyo caruurteeda
Fartuun mahamud xaji iyo seygeda iyo
Caasho mahamud xaji
Sucaad mahamud xaaji
Maslax mahamud xaji iyo
Hani xasan macalin yusuf iyo caruurteeda
Fadumo yaasin xaaji iyo seygeda iyo
Abdi yaasiin xaaji
Waxaan leenahay noqoda kuwii isku waaro ubad qeer qabo kala hela aamiin aamiin
Last Updated on Friday, 26 March 2010 00:07
 

HAMBALYO AROOS LIBAN NUURADIN SH XUSSEN IYO MAHDIYO MUXUMED X CISMAN

E-mail Print PDF

 

E-mail Print PDF

HAMBALYO - AROOS


LIBAN NUURADIN SH XUSSEN IYO MAHDIYO MUXUMED X CISMAN


 Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha geesguud.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka iyo boqorada Arooska 

LIBAN NUURADIN SH XUSSEN IYO MAHDIYO MUXUMED X CISMAN

 

 
OO DHAWAAN KU AQAL GALAY MAGAALADA STOCKHOLM DALKA SWEDAN

UGU DAMBEYN  MAMULKA GEESGUUD.COM  WAXAAN LEENAY ISKU WAARA  AAmiin…………..Aamiin…………….

 
fadumo
1 Monday, 15 February 2010 05:02
 
masha allaah madiiyo iyo liban nuuradin aroos kiina miid loo ayoo alaha kadhiigo wiil iyo caano gabar iyo cano anigo faddumo waranle ayaan taniyad niiso mariinayo hawada canada aroos kiina kii aad ku nagatan alaha niiga dhigo walsheey iyo walkeey bye

You're listening to Omar Shooli's Song Alow

 
You're listening to Omar Shooli's Song Alow
 
 
  
  
Add your comment  This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  ama This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Last Updated on Tuesday, 16 February 2010 09:29
 

Meherka Cabdirisaaq Xasan Bile & Nuuro Cabdullahi Maxamed Dheere-Finland Dawo sawirada

E-mail Print PDF

 Geesguud.com Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Geesguud.com waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan boqorka iyo boqorada Meherka CABDIRISAAQ XASAN NBILE(MAYOOW)  Iyo NUURO CABDULLAHI MAXAMED DHEERE(INDHO UROON) oo meherkoodu Ka Dhacay taariiqdu markay aheeyd 17 oktober 2009 dalka FINLAND.  Waxaa Hambalyada Diraaya:
maryan max,ed xuseen
Jarmal Cali Daahir
iyo xaaskiisa Farxiyo C7Laahi Cabdi


Shamso Cali Daahir
Sharaf Cali Daahir
Jawaahir Cabdi Daahir
Khali Muxumud
Hindi Axmed Xaaji
Asli Axmed Xaaji
Cabdi Axmed Xaaji(Dhicis)
Yaasmiin Axmed Xaaji
Liibaan Axmed Xaaji
Maxamed Axmed Xaaji(gaanbiyo)

Caasha Axmed Xaaji(Caasho Cuud).      Claahi axmed xaaj    


You're listening to Omar Shooli's Song Alow

 
 
 
 
 

 

KALOOHAMBALYO SOO DIRAY               waxaa habalayda diraya anooga kalaha ah
Aabo Ahmed Ali (Talshe)
Hoyo Seynab Sheikh hassan

Fadumo ahmed rooroow
faarax ahmed rooroow
ruun ahmed talshe
ali ahmed talshe
mohamed ahmed talshe
osman ahmed talshe
abdullahi ahmed talshe
anab ahmed talshe
haliimo ahmed talshe
cibaado ahmed talshe
kiin ahmed talshe
abdikariin ahmed talshe
deeqo mahamed yusuf

SACDIYO CISMAN XUSEYN
MAX,ED CISMAN XUSEN
C/XAKIIN CISMAN XUSSEN
NIMCO CISMAAN XUSEEN
AXMED XAAJI ALIVLEY
LUUL XUSSEYN AXMED

KALOOHAMBALYO SOO DIRAY  

.........hambalayo hambalyo
waxan halakan hambalayo ka diraya
Ayan xaji alifleey
Axmed xaji Alifley iyo xaskisa
dhaman reer xaji alifley
hooyo boolo xusen xasan
abdinasir m. alifley iyo xaskisa
Xusen Maxed Alifley
iyo dhaman rer abdinasir maxed alifley
Xalimo Xasan Bile
Liban maxed xusen
arosaka C/risaq Xaji Xasan Bile
Arosada Nuro Cabdulahi Maxed Dhere
oo aroskoodi mardhaw ka dhacay wadanka finland gar ahan magalada rofanis ee gobalaka
Vaasa
waxan leenahay noqda kuwi isku wara oo ilahay ubad qeer qaba kala hela aamin aamin
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  
                                   Hanbalyo Meher Farxad leh 
Waxaan halkaan tahniyad ka diraayo dhamaan Eheleda iyo  Asxaabta Dadkaasoo u
tahiniyadeenaayo Abdirizak Hassan Bile iyo Nuuro Abdulaahi Mohammed Dheere
oo maherkoodu kadhacay dalka filand gaar ahaan gobolka Vaasa Tariiqdu markii aheed
17/10/2009. Waxaa tahniyad u diraayo dadka kala ah.
1.Aabe Abdullaahi Mohammed Dheere
2.Hooyo Asli Mohammud Yusuf.
3.Saciid Climi iyo Xaaskiisa Shakaroon Abdulkadir. oo ku magac dheer Maandeeq iyo
caruurteeda oo kala ah Yaxya Saciid Cilmi iyo Yacquub Saciid Cilmi.
4.Hamdi Abdullahi Mohammed Dheere ( Hamdi Xarako)
5.A/rahman Abdullahi Mohammed Dheere.
6.Saciid Xaaji Cilmi
7.Mohammed Abdullahi Mohammed Dheere.
8.Canab Abdullahi Mohammed Dheere.
9.Jiijo Abdulkadir Adan (Jiijo Qalanjo)
10.Xaawo Mohammed Calasoow.
11.Soodo Xasan Gashiin.
12.Ifraax .
13.Aaamino.
14.Deeqo.
15.Nasteexo
16.Fahmo.
17.Habayar Sahro
18.Habaryar Faadumo Yaanyo Seygeeda iyo caruuteeda
Dhamaan ehelada iyo asxaabta waxay idinleeyihiin kuwii isku waaro oo ubad qayr qabo
kala helo Aamiin Aamiin Aamiin .

 Waxaa hambalyo halkaan ugu direenaa Meherka c/risaaq xassan ali (miyow)  IYO Nuurto c/laahi mohamed oo meherkooda kadhacay dalka finland 

Amiin! Amiin!

                                  Hanbalyo Meher Farxad leh 
Waxaan halkaan tahniyad ka diraayo dhamaan Eheleda iyo  Asxaabta Dadkaasoo u
tahiniyadeenaayo Abdirizak Hassan Bile iyo Nuuro Abdulaahi Mohammed Dheere
oo maherkoodu kadhacay dalka filand gaar ahaan gobolka Vaasa Tariiqdu markii aheed
17/10/2009. Waxaa tahniyad u diraayo dadka kala ah.
1.Aabe Abdullaahi Mohammed Dheere
2.Hooyo Asli Mohammud Yusuf.
3.Saciid Climi iyo Xaaskiisa Shakaroon Abdulkadir. oo ku magac dheer Maandeeq iyo
caruurteeda oo kala ah Yaxya Saciid Cilmi iyo Yacquub Saciid Cilmi.
4.Hamdi Abdullahi Mohammed Dheere ( Hamdi Xarako)
5.A/rahman Abdullahi Mohammed Dheere.
6.Saciid Xaaji Cilmi
7.Mohammed Abdullahi Mohammed Dheere.
8.Canab Abdullahi Mohammed Dheere.
9.Jiijo Abdulkadir Adan (Jiijo Qalanjo)
10.Xaawo Mohammed Calasoow.
11.Soodo Xasan Gashiin.
12.Ifraax .
13.Aaamino.
14.Deeqo.
15.Nasteexo
16.Fahmo.
17.Habayar Sahro
18.Habaryar Faadumo Yaanyo Seygeeda iyo caruuteeda
Dhamaan ehelada iyo asxaabta waxay idinleeyihiin kuwii isku waaro oo ubad qayr qabo
kala helo Aamiin Aamiin Aamiin .

 Waxaa hambalyo halkaan ugu direenaa Meherka c/risaaq xassan ali (miyow)  IYO Nuurto c/laahi mohamed oo meherkooda kadhacay dalka finland

waxaa habalayda diraya anooga kalaha ah
Aabo Ahmed Ali (Talshe)
Hoyo Seynab Sheikh hassan
Fadumo ahmed rooroow
faarax ahmed rooroow
ruun ahmed talshe
ali ahmed talshe
mohamed ahmed talshe
osman ahmed talshe
abdullahi ahmed talshe
anab ahmed talshe
haliimo ahmed talshe
cibaado ahmed talshe
kiin ahmed talshe
abdikariin ahmed talshe
deeqo mahamed yusuf

dhamaan reer talshe meelkasta eey kala joogaan waxwwy leyihiin hambyo hambalyo wiil
iyo gabar iyo caano
reekii lagu nastee lagunagaadee wadajiree alahayoow idinkayeel
 
Amiin! Amiin!

You're listening to Omar Shooli's Song Alow

 
 
 
 
Last Updated on Tuesday, 16 February 2010 09:19
 

HAMBALYO - AROOSKA AXMED MUUSE CALI & FADUMO JAMAC NUUR

E-mail Print PDF

HAMBALYO - AROOS


AXMED MUUSE CALI &  FADUMO JAMAC NUUR


 Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha geesguud.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka iyo boqorada Arooska 

AHMED MUSE CALI  IYO FADUMO JAMAC NUUR

HAMBALYADA WAXAA DIRAAYA

dhamaan dhalinyarada ku nool Swisserland Ticino iyo  jaaliyada Somalaida kuleedahay Gobolka Ticino swiss waxay halkaan uga hanbalyeynayaan Ahmed muse cali iyo Fadumo  jaamac nuur oo ku aqal galay magaalada baydhabo  ee gobolka bay taariikhdu Markay ahayd 25/11/2009 dhamaan jaalid waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara wiil iyo
caano gabar iyo lacag aamiin waxaana ka midda Dhalinta direeysa

Joofane ,Khlaiif juba. Maxamed  Xayir goley.
UGU DAMBEYN  MAMULKA GEESGUUD.COM  WAXEEN LEENAY ISKU WAARA  AAmiin…………..Aamiin…………….

You're listening to Omar Shooli's Song Alow

 
Last Updated on Saturday, 26 December 2009 01:02
 
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  Next 
  •  End 
  • »


Page 1 of 2

Newsflash