GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Muqdisho oo laga dhigay Xeryo dagaal iyo lamadagaan Daawo

Muqdisho oo laga dhigay Xeryo dagaal iyo lamadagaan Daawo

Magaalada muqdisho ayaa in mudo ah  noqotay furin dagaal shacabkiina ka qaxeen waxeeyna isku badashay lama dagaan aan muuqaalkeedii la garan karin iyadoo ay kala qeeybiyeen meeleeshiyin kala duwan sida kuwa ururada al-shabaab xisbul islaam iyo kuwa dowlada kumeelgaarka iyadoo inteeda badan eey joogaan ururka Al-shabaab

Hadaba shacabkii magaalada muqdisho ayaa in badan sugaayay in lagu kala adkaado oo dib ugu soo laabtaan guryahoodii la burburiyay balse dagaalkii ayaa noqday kii bariga dhexe oo koox walba inteey heesato ayeyku qanacday oo ay fariisimo ka sameeysatay shacabkiina meelihii uu qaxa geeyaylagu iloobay bal daawada foolxumada caasimadii ay u horseedeen meleeshiyada UJEEDO XUN    

ILaah waxaan uga baryeeynaa Shacabka muqdisho qoom ka naxariis badan kuwan inuu ilaah u Bixiyo aaaaaaamiiiiiiiiiin

Geesguud.com 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 


Newsflash