
HAMBALYO - AROOS

LIBAN NUURADIN SH XUSSEN IYO MAHDIYO MUXUMED X CISMAN






Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha geesguud.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka iyo boqorada Arooska
LIBAN NUURADIN SH XUSSEN IYO MAHDIYO MUXUMED X CISMAN
OO DHAWAAN KU AQAL GALAY MAGAALADA STOCKHOLM DALKA SWEDAN
UGU DAMBEYN MAMULKA GEESGUUD.COM WAXAAN LEENAY ISKU WAARA AAmiin…………..Aamiin…………….






masha allaah madiiyo iyo liban nuuradin aroos kiina miid loo ayoo alaha kadhiigo wiil iyo caano gabar iyo cano anigo faddumo waranle ayaan taniyad niiso mariinayo hawada canada aroos kiina kii aad ku nagatan alaha niiga dhigo walsheey iyo walkeey bye
You're listening to Omar Shooli's Song Alow
omaal & Maryan Mursal - Mashxarad (2010) Song






































