GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka Hanjabaadii Masuuliyiinta Alshababa oo Soomalida Yeman ku keentay

Hanjabaadii Masuuliyiinta Alshababa oo Soomalida Yeman ku keentay

Geesguud:Sanca:Hanjabaaddii dhawaan ka soo baxdey Masuuliyiinta Xarakada Al Shabaab Ayey waxey halis gelisey dhamaan Soomaalida ku nool Qurbaha sida Yemen iyo Yugaandha taasoo markeedii hore Soomalida laga qadarin jirey.
 

Taana waxaa maanta Sanca Yemen ku ooynaayey Somalidii Tahriibka dhibka badnaa Soo marey yimidna Magaaladan Sanca markeey arkeen Meydadkii labadii Wiil ee lagu gowracey Sanca Yemen . kuwaasoo loo diley si waxooshnimo ah dadkii dilkaa geystayna laga warheley in ay dhahayeen waxaan idin dili doonaa sedan oo kale inta idinka hartey.
Arimahaan noocaa ah ayey waxey welwel weyni ku abuurtey Soomalida Tahriibka ah
iyo kuwa ku nool Yemen .

Sheekh Nuur oo ka mid ah Soomalida ku nool Yemen ayaa yiri Nimanka maanta Siyaasadda Soomalida isku diidani maaha Niman u tura Shacabka waxaana dhici karta in ay ayaga ku heshiiyaan mar uun Siyaasadooda iskana ilaawaan waxa ka dhaca ismana weydiiyaan waxa ay shacabka dambi ka galaan

Hajabaada Amuubasuur ayaa wal wal ku keentay Soomaalida Yeman iyadoona xataa lagu weydiinayao ma Soomaalida Muqdisho baatahay waxaad lacag ka qadateen kooxa dalka dagaalka ka wado waxaan idiin sheegeyna ain aan idin leyn doono madaama aad dalkeena Cadawgiisa taageerteen....

Xafiiska wararka Geesguud.com

Sanca Muqtar Roble

 


Newsflash