Gobolada ay ka taliyaan Ahlu Sunna wal Jamaaca ayaa maanta laga ciiday.culimada Ahllu Suna ayaa ku macneeyay talabaadaasi mid la xiriirta kala duwanaanshaha waqtiga.
Maalinta koowaad ee Munaasabadda Ciidul Adxaa ayaa maanta oo Sabti ah looga dabaaldagayo deegaanada ay gacanta ku hayaan Culumada Ahlu sunna ee gobolada dhexe.
Madaxa warfaafinta ee Ahlu Sunna wal Jamaaca Sh Cabdulaahi Abu Yuusuf, ayaa sheegay in sababta ay u cideen maanta ay ahayd arrin la xiriirta xilliga ay iyagu arkeen, waxaana uu sheegay inaanay jirin ujeedo ka dambaysa.
Sh Abu Yuusuf ayaa in xilliyau ay kala duwanyihiin isla markaana ay ummad kasta ay waajib ku tahay xilliga ay u cadaato in ay ciid tahay in ay ciidaan.
.
| < Prev | Next > |
|---|








BBC 04:00 GMT 









































