Shirkii Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo ayaa dib loo dhigey, iyadoo la sheegay inuu bilaabanayo horaanta todobaadka soo socda.

Dib u dhaca shirka ayeey ku sheegeen casuumaad ay u fidiyeen dowlada federaalka somaaliya oo ka soo jawaabi weysay iyo markii Ergooyinkii Gobolka Gedo, arimo lagu sheegay diyaaradii kasoo qaadi lahayd Luuq, Doolow iyo Baladxaawo oo dhinaca dowlada looga cadaadiyey ineysan soo qaadin Ergooyinkaas.
sidaas dardeed ayeey gudiga qabanqaabada shirka ku dhawaaqeen in uu dib u dhacay
halkaan ka daawo
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































