Degmada Hoombooy waxey ku taalaa Gobolka Jubada dhexe waxey Degmada Jilib u jirtaa qiyaas dhan 30 km , Waxaana dhawaantaan Socdaal Gaaban ku tagay xuseen msxsmed waxaa uuna ka warbixiyay dhaq-dhaqaaqa Degmada Ka socoda.
Degmada Hoombooy Nimcaada uu ilaahey ku maneestay waxaa ka mid ah Xoolaha Sida Ariga, Geela iyo Lo'da, waxaa kaloo ku hareereysan Dhul Beereed aad ubaaxad weyn,
Dhanka wax barashada aqoonta Diiniga ah ayey aad ugu Hormarsantahay waxaana inta badan Degmada kasoo baxa Culimo baddan oo dalka Guud ahaan laga yaqaan balse dadka ku dhaqan ayaa baahi badan u qaba dhanka iskuulada caafimaadka iyo adeegyo kale oo Mihiim ah




La soco dhawaan warbino iyo sawiro Deegaamada Hosiingow, Ceel-dhiig, Ceelmooge, Makaaso,Turdho, Geesguud. Xaranka
Abdirahman Haaji A
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
,
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 










































Mahadsanid haddaad dhambaalkan akhrisay