Allaha u naxariistee Waxaa goordhaw Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gudoomiyihii Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow.
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in goordhaw uu geriyooday Gudoomiyaha Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Xeefow uu sheegay in xalay lagu soo baaday Maantana uu ku geeriyooday Isbitaalka Ciidamada AMISOM ku leeyihiin Magaalada Muqdisho.
">
Wasiirka waxa uu intaa ku daray in Madaxweynaha Soomaaliya uu la hadlay uuna amray in Dalka dibadiisa Deg deg loogu qaado balse inta eesan Diyaaradu imaan ee ajshiisu gashay Shiikha sidaana ku geeriyooday.
C/Kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya oo ku hadlayay Magaca Xukuumada Soomaaliya ayaa tacsi u diray eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Gudoomiyihii Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|








BBC 04:00 GMT 










































CABDULAAHI XARBI
CABDULAAHI AXMED
XASAN CABDI MAALIG
CABDIRAXMAAN CISMAAN
CABDIRAXMAAN MAXAMAD
MAXAMAD KHAALIB
SACIID AXMED
SACIID XASN
WAXN UTACSIYENEENAA SAXIBKEEN XASAN ISBARIIJE IYO XAASKIISA GEERIDII KUTIMIT SOADOHDIIS ILAAH JANADA HAKWARAABIYO AYGANA SAMIR IYO IMAAAN ALHA KASIIYO
AAMIIN AMINNN
ANGOO KALAH AH
CABDULAAHI XARBI WAXAAN TACSI UDIRENAA WALAAKEEN XASAN ISBARIIJE GEERIDII KUTIMID SODOH DIIS WAXAN LEENAHAY ASAGA IYO XASKIISA SAMIR IYO IMAAN ALHA INKASIIYO HOOADIIN AYADANA JAN TUL FAR DOOSO ALAHA GEEYO AMIIN
cabdfulaahi maxad
maxamad cismaan
cabdullahi axmed
cabdi cisman
maxamad khaalid
cabdifitaax
fidoow
cali khaasin
saciid faranjo
xasan bariije
xasan cabdi maalig
saciid barakeey
ramlo
iyo dhamaan jaliyada bc kanad0
iyo wiilasheena anwar c/laaho wardhiigley iyo cabdirax maan c/laahi war dhiigley waxaan ka tacsiyeenaa walkeey maxamad yuusuf xeefoow geeridii kutimid waxan leeyahay samir iyo imaan alha nagasiiyo waxaan gaar ahaan utacsiyeenaa warsan yuusuf xeefoow iyo xabiibo yuusuf xeefoow iyo caruutiisa iyo xaaskiisa