GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Geesguud TV

Loading...
Home

AQRI DHACDO KU DHACDAY SUWEYS OO AH GABAR SOMAALIYEED OO KU NOOL W/YURUB

E-mail Print PDF

dhamaan waan idnsa,laamayaa!
waxaa kunolahay waqoyiga europa,waxaa sida caadiga aha, xiliga sommarka soogaloyo meesha aan ku noolahay ka, dhaca indho cun cun sanka oo ku cuncuna, fiyoraha cusub iyo cowska ayaan ku ahaa Allergi ama xasaasiyad, ku ahaa, idhaha biyo ayaa iga da,aya, cowska ma, agmarikaro ama ma, fadhiisankaro, waxaan tagay, dhaqtar, wuxuu iisooqoray dowoyin badan, waxa kamid ahaa, gojooyin idhaha lagu shubayo,
goojadii indhaha, ayaan waxaan dhigay meel logu talagalay dowoyinka, la, dhigo, , qof guriga igula, nool oo isagna, qabay indho xanuun laakin ka, duwan kayga ayaa, goojadii agdhigay teeyda, sidii caadada ahaydba, idhihii baa, i xanuunay. i cuncunay, waa baxay, waxaan is iri soo qaado dowadii oo isaga shub indhaha, waxaan soo qaatay dowadii qofka kale ee agtaalay. waan ku shubay , dowadii idhahayga, waxayarkadib nuurkii indhaha , oo sii yaraanaya, oo aan si caadi ahayn, u sii daciifaya, ayaan dareemay, compiutarka ayaan fadhiyay, geesguud wbb ayaan aqrisanayay, waxba waan ka a, arki waayay.waxaan ku cararay telfonnka, si aan u wacdo. 112. gargaarka degdega, telefonki, markaan gacanta ku raadiyaya oo aan maskaxdayda, adeegsaday xagay iga xigtay 112 ayaan la, hadlay SOS larm. arintii uga sheekeeyay, waxay igu yiraahdeen. dowda aad is ticmaashay magaceed? iyo inta mg/ml. aytahay dowda? waxba waan ka, arki waayay waxa ku qoran, waxba waxaan uga jeedaa humaag qof wixii ka, bad
an u, ma jeedo.waan caraaray albaabka guriga ayaan furay, waxaan maqlay, socod dad maraya irdeena horteeda, waxaan ka, codsaday qofkii marayaya irideena horteeda, inuu telfonkan igu sheego oo uu aqriyo SOS.shaqalahoda waxa dhaladaan ku qoran.
qofkii aan ka, filaayaya inuu i caawiyo , wuxuu noqday nin, isagaba indhoolaa, oo eey hogaaminayo, wuxuu yiri waan ka, xumahay anigaba idhoole eey wadaan ahay, shaqaalihi weey la, socdaan arintaas oodhan qosol beey , la, dheceen, wexey ku sheegen arintayda, arin cajiiba,oo haboon in lagu qoro wasarada caafimaadka iyo dhacdooyinka kuwa ugu cajiibsan,ee ay la, kulmaan.markii dambe, familkayga ayaaba irida ka, soo galay oo waxaa leey dhigay isbitaalka, waaleeyga dhaqay dowda sida qaladka aan u isticmaalay, aragina 3 cisho kadib waa iisoo noqday, lakin, dhawac ayeey igu reebtay xaga araga, oo il ayaa arageeda, ooxagaa aan sidii hore waxba uga jeedin,
sideeyda kale waa ficanahay, aniga da,deyada 32. jir hadii dadaka qaar is yiraahadaan, ameeyma qoftu xiligeeda jogtay ,loooooooooooool
kkkkkkkkkkkkk
waa sa,laamantihin dhamaantiin
zuweeys.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Newsflash