GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka HOTEL AY DAGANAAYEEN XILDHIBAANO BAARLAMAANKA SOMAALIYA OO LAGU WEERARAY MAGAALADA MUQDISHO....

HOTEL AY DAGANAAYEEN XILDHIBAANO BAARLAMAANKA SOMAALIYA OO LAGU WEERARAY MAGAALADA MUQDISHO....

Wararka aan ka heleyno Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in caawa Kooxo Hubeesan ee Bambaanooyin ee ku weerareen Hotelka Madiina oo la sheegay in ee daganyihiin Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale.
Hotelkan la weeraray oo ku yaala Degmada Xamar Jajab ayaa Goob joogayaal waxa ee ku warameen in Kooxo aan la garan ee bam gacmeed ku tureen Hotelka kadibna goobta ee si hal haleel ah uga baxsadeen.
Lama oga ilaa hada wax qasaaro ah oo ka dhashay Weerarka Bambaano ee lagu Qaaday Hotelka Madiina ,Masuuliyiin katirsan Degmada Xamar Jajab ayaana Warbaahinta qaarkood u sheegay in Weerarkaasi uusan dhalin wax Qasaaro.
Weerarada Bambaano iyo Dilalka Qorsheesan ayaa maalmihii ugu dambeeyay Magaalada Muqdisho ka yaraaday iyadoona Maalmihii ugu dambeeyay Ciidamada Dowlada Muqdisho ka wadeen Howlgalo lagu soo qab qabtay Boqolaal qof oo Al-Shabaab lala xiriirinayay.

Mahad Ali Geesguud News Muqdisho

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

 
Comments (1) Comments are closed
salaan
1 Tuesday, 05 February 2013 07:53
waxaan ku talinayaa in lasugo ammanka mas uuliyiinta


Newsflash