GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka DAAWO WAFDIGII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO GAARAY MAGAALADA LONDON

DAAWO WAFDIGII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO GAARAY MAGAALADA LONDON

Waxaa magaala London ee dalka UK ka soo dagay wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya & qaar kamid ah golaha wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ay ugu horeyaan Wasiirka arimaha dibada marwo Fowsiya Xaaji Yuusuf & Wasiirka madaxtooyada mudane Faarax C/laahi iyo Agaasimaha Guus ee Xafiiska Madaxwayanaha Soomaaliya Mudane Kamaal Dahir Guutaale iyo Madaxkale.

Wafdigaani oo ay soo dhaweeyeen qaar kamid ah jaliyada Soomaalida ee ku nool London iyo wakiil ka socdo boqorada dalka UK. Boqashada wafdigaani ayaa noqon doonto mudo 4 maalin iyada oo la filaayo inay la kulman madaxda dalka UK oo uu ugu horeeyo Raisul wasaaraha dalka UK David Cameron iyo madax kale oo ka tirsan dowlada Britain. sidoo kale waxaa maanta oo sabti ah uu Madaxweynaha & wafdigiisa ay la kulmi doonaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool London

Halkaan ka daawo

 

 


Newsflash