GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka GOLAHA WASIIRADDA SOMALILAND OO SHIR DEG-DEG AH KAGA JIRA DHAWAAQA INGIRIISKA EE AMAANKA SOMALILAND

GOLAHA WASIIRADDA SOMALILAND OO SHIR DEG-DEG AH KAGA JIRA DHAWAAQA INGIRIISKA EE AMAANKA SOMALILAND

Golaha Xukuumadda Somaliland ayaa caawa shir deg-deg ah ka yeeshay dhawaaqa ka soo yeedhay Wasaarada arimaha dibada Ingiriiska ee la xidhiidha inay Muwaadiniinta Ingiriisku Somaliland ka soo baxaan.

Shirkan oo ah mid deg-deg ah ayaa waxa guddoominaya Madaxwayne Siilaanyo, waxaana ku sugan Wasiirrada iyo guud ahaan hay’addaha amaanka Somaliland, waxaana laga wada hadlayaa dhawaaqa amni daro ah ee Ingiriisku Somaliland ka sheegay.



Shirkan oo ilaa hadda socda, ayaa waxa ku soo beegmayaa xili shacabka Somaliland aad uga xumaadeen hadalka Ingiriiska, waxaana la filayaa in xukuumaddu shirkaasi ka soo saarto hadal cad.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

 


Newsflash