hadaan kadhiibto fagarkaygu waxay ila tahay in maammul usameenta juboyinka aysan quseenin qola kaliya ay quseeso beela badan oo wada daga daganadaas xaqna u leh inay ayaga maamul mudeesan u sameeyaan soomaliya hadii ay nabad tiyaar u tahay manta waa in lawada dashataa lagana wada hadlaa mamulka cidii xaq u leh hadii kale meeshaas waxaa kala dhalan gara iska hor imaadyo geesan gara qaasaarooyin naf iyo maalba leh waa la ogyahay cida xaqa u leh maamul usameennta jubooyinka marka waxaan oran lahaa ma ahan manta mamulka laga abaabulayo jubooyinka mid xaq u leh waxana uga digayaa inay kafiirsadaa qaladaadka ay kudhaqmayaan ama ay hiigsanayan horaa waxaa looyiri intadan falin kafiirso mahadsanidiin