GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Audio-Video Audio TACSI MARXUUMAD SEYNAB SHEEKH XUSSEEN SHEEKH ABUUKAR TORONTO CANADA

TACSI MARXUUMAD SEYNAB SHEEKH XUSSEEN SHEEKH ABUUKAR TORONTO CANADA

E-mail Print PDF

Inaa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun, Aduunyadu waa safar, qofkastana maalin ayuu ka tagayaa, ma dhinte waa ILAAH. Maamulka Warbaahinta Geesguud.com waxaa uu tacsi tiiraanyo badan u direynaa Allaha u Naxariistee Marxuumad Seynab Sheekh Xuseen Sheekh Abuukar ;oo ku Geeriyootay Magaalada Toronto ee Dalka Canada Waxaan Alle ugu baryeeynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo Dhamaan qoyskii iyo Ehelkii ay ka taktayna Samir Ka Siiyo Aaaamiiiin

 Gaar ahaana caruurteeda iyo reer Sheekh Xuseen Sheekh Abuukar.

Waxaa tacsida Diraaya

Maxamed Ali Daahir iyo Xaaskiisa

Farxiyo C/laahi Cabdi

C/qaadir Cali Daahir iyo Xaaskiisa

Maryan Maxamed Xusseen

Cabdi Axmed Xaaji iyo Xaaskiisa

Shamso Cali Daahir

Ayaan Xaaji Maxamuud Alifley

Cali Xaaji Maxamuud Alifley

Axmed Xaaji Maxamuud Alifley iyo Xaaskiisa

Luul Xusseen Axmed

C/naasir Maxamed Xaaji M-Alifley

Xusseen Maxamed Xaaji-Alifley

Jawaahir Cabdi Daahir

Sacdiyo Maxamed Cali-Salaad

Waxaan Alle ugu Baryeeynaa inuu Janadii Fardowsa Ka waraabiyo Dhamaan Ehelkii ay ka Geeriyootay Samir ka siiyo AAAAAMIIIIIIN

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

Last Updated on Monday, 21 January 2013 22:45  
Comments (3) Comments are closed
Inaa liahi wa ina ilayhi ra jicuun
3 Friday, 25 January 2013 22:53
sahra cabdi cumar
Waxan halkan tacsi uga diraynaa Saynab Sheekh Xuseen Abuukar in uu ilahay janadii ka warbiyo inagana gadashed na fidnaynin Amiim amiin amiin
Waxa tacsida diraya dhamaan reer Cumar Calin Gaabane meelkasta oo ay joogan
dalka gudahisa iyo dibadisa
waxana lenahay Caruurteda Ehelada iyo qarabadana samair iyo imaan saadiq alaha naga wada siiyo Amiin amiin amiin Ya Rabi.
Inaa Lilaah Waa Inaa-Ilaahi Rajicuun
2 Friday, 25 January 2013 19:18
Saadi Sheikh Abukar
Seynab She Xussen wey naga wada dhimatay. Jana Fardoosa Allah ugu bishaareeyo
tacsi
1 Tuesday, 22 January 2013 04:50
Amina abdi sharaay
Inaa-lilaah wa inaa-ilaa rajucuun
marxuumada saynab sheikh alaha ha u naxriisto Ehaladii ay ka geeriyootay samir iyo imaan laha ka siiyo


Newsflash