Inaa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun, Aduunyadu waa safar, qofkastana maalin ayuu ka tagayaa, ma dhinte waa ILAAH. Maamulka Warbaahinta Geesguud.com waxaa uu tacsi tiiraanyo badan u direynaa Allaha u Naxariistee Marxuumad Seynab Sheekh Xuseen Sheekh Abuukar ;oo ku Geeriyootay Magaalada Toronto ee Dalka Canada Waxaan Alle ugu baryeeynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo Dhamaan qoyskii iyo Ehelkii ay ka taktayna Samir Ka Siiyo Aaaamiiiin
Gaar ahaana caruurteeda iyo reer Sheekh Xuseen Sheekh Abuukar.
Waxaa tacsida Diraaya
Maxamed Ali Daahir iyo Xaaskiisa
Farxiyo C/laahi Cabdi
C/qaadir Cali Daahir iyo Xaaskiisa
Maryan Maxamed Xusseen
Cabdi Axmed Xaaji iyo Xaaskiisa
Shamso Cali Daahir
Ayaan Xaaji Maxamuud Alifley
Cali Xaaji Maxamuud Alifley
Axmed Xaaji Maxamuud Alifley iyo Xaaskiisa
Luul Xusseen Axmed
C/naasir Maxamed Xaaji M-Alifley
Xusseen Maxamed Xaaji-Alifley
Jawaahir Cabdi Daahir
Sacdiyo Maxamed Cali-Salaad
Waxaan Alle ugu Baryeeynaa inuu Janadii Fardowsa Ka waraabiyo Dhamaan Ehelkii ay ka Geeriyootay Samir ka siiyo AAAAAMIIIIIIN
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it







Waxa tacsida diraya dhamaan reer Cumar Calin Gaabane meelkasta oo ay joogan
dalka gudahisa iyo dibadisa
waxana lenahay Caruurteda Ehelada iyo qarabadana samair iyo imaan saadiq alaha naga wada siiyo Amiin amiin amiin Ya Rabi.
marxuumada saynab sheikh alaha ha u naxriisto Ehaladii ay ka geeriyootay samir iyo imaan laha ka siiyo