GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka MADAXWEYNAHA GAL-MUDUG STAD OO KA HADLAY MIDOWGA GOBOLADA DHAXE SOMAALIYA

MADAXWEYNAHA GAL-MUDUG STAD OO KA HADLAY MIDOWGA GOBOLADA DHAXE SOMAALIYA

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug State Cabdi Xasan Qeybdiid ayaa si weyn kaga hadlay qorshaha lagu mideynayo maamulada Galmudug State iyo Ahlu Sunna Waljameeca, isagoona madaxweynuhu xusay in aysan jirin dano gaar ah oo Galmudug ay ka wadato arimahani.

Madaxweyne Qeydiid ayaa ku dheeraaday imaanshaha iyo soo dhoweynta mas'uuliyiinta ka socota maamulka culumo awdiinta Ahlusuna Waljameeca, isagoona sheegay in iyana ay markooda u tagi doonaan isla markaasna ay qaabili doonaan. Hadaba codka Madaxweynaha Galmudug State oo arimahaasi ka hadlaya halkan hoose ka dhagayso

 

 


Newsflash