BAAFIN:- Sahra Osman Mahamed
Anigoo ah Sahra Osman Mahamed, waxaan baafinayaa CAbdiweli Cali Mire oo eey igu war dambeeysay Xaafada Kiryako magalada Nairobi kenya sanadku markuu ahaa 1988. Qofkii garanayo Cabdiweli Cali Mire ama asaguba wexeey igala soo xiriiri karaan emailkan This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it . Waxaan degenahay magalada London UK

BAAFIN:-Ayan Sh Mahamud Ahmed
Asc Wr Wb waxan halkan ka baafinayaaa aniga oo ah Ayan Sh Mahamud Ahmed dhamaan walalahey oo eey eedadey dhashay oo ah ilmo Naasir Baxri oo sida la ii sheegay noogu wardanbeysay wadamada carabta oo iyaguna yihiin carab yaman fadlan qof kii kasaayo ilmo Naasir Baxri igala soo xariir ciwaankan halkan ku xusan