Shir weyne ka dhacay Magaalada Muqdisho oo lagu shaacinayay Ergooyinka Beesha Sheekhaal ay u doorteen ka qeyb galka Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka ayaa si mideysan loogu doortay 25-Xubnood ergooyinka ugu qeyb galaya Beesha Shiikhaal iyo walibaba Gudoomiyaha hogaaminaya oo loo Mudane C/aadir Xaaji Maxamed Luga-Dheere
Shirkaan ayaa lagu Casuumay inta badan beelaha Deegaanka Jubooyinka oo si weyn u taageeray soo magacaabitaanka Beesha sheeqaal Gudoomiyaha iyo Ergooyinka ay ugu dhawaaqeen

Hadaba daawo
| < Prev | Next > |
|---|








BBC 04:00 GMT 









































