Gudiga jimciyadda bakkah Al-kheyriya Bakkah Foundation Relief oo isku xilsaareen tabarucaada waxbarashada sida schoolo Ceelal iyo tabarucaadyo kale oo ay ka wadaan Gobolada Jubooyinka sida xaranka, Gal sheek abiikar, buulo-Oblico (kismaayo), Ceel mooge, Turdho, Siray, Qaam-qaam, Quraxey iyo Gobolka mudug Dhinoodo iyo Afbarwaaqo






Hadaba hadii aad dooneyso inaad Gacan ka geysato Bakkah Foundation Relief kala xiriir
Dr Yusuf Maxamed Cilmi tel:+252615540023 Moqdisho
Sh.Xasan.Maxamed.Sh.nuur +252615484844
Sh.Ciise.Cilmi.Luudhe +971554767093 Dubai
E-meil This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it AMABA ANAKA NALA SOO XIRIIR SI AAN IDINKU XIRNO


































