Madaxweynaha ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 57 guuradii ka soo wareegatay markii ay xurnimada qaadatay dowladda aynu walaalaha nahay ee Suudaan.
Sidoo kalle Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay gaaray gobol lagu magacaabo Blue Nile halkaas oo lagu qabtay munaasabad loogu dabaal dagayay xuska 57 guuradii ka soo wareegtay markii ay dowladda Ingiriiska ka qaateen xornimada







This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































