GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka HOWWLGALO DAD BADAN LAGU QABQABTAY OO ILAA SHALAY KA SOCDA GEGMADA DAYNIILE

HOWWLGALO DAD BADAN LAGU QABQABTAY OO ILAA SHALAY KA SOCDA GEGMADA DAYNIILE

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa howlgallo balaaran ka wada xaafadaha degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, howlgalkaana waxaa uu yahay mid soconayay ilaa shalay galinkii hore.

Dad kusugan degmadas ayaa soo sheegaya in ay arkeen ciidamo aad ubadan oo guryaha galaya isla markana taagan jidadka xaafadaha Dayniile.

Xaafadaha Gubta iyo Ciiso Cabdi ayaa ah halka ugu badan ee ay ciidamadan kusugan yihiin sida uu goordhow inoo sheegay mid kamid ah dadka deegaanka oo aan lahadlanay.

Dadka la ugaarsanayo ayaa waxaa kamid ah ciidamo la sheegay in ay katirsan yihiin dowlada oo dhibaato amaan xumo ah ka wada xaafadaha degmadaas.

Howlgal shalay ay sameeyeen ciidamada ayaa saraakiisha nabad sugida waxaa ay sheegeen in ay kusoo qabteen dad gaaraya ilaa 18 oo isugu jira askar amaan xumo waday iyo dhalinyaro Shabaab ah.

Webmaster@geesguud.com  This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

 


Newsflash