GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka WASIIRADA ARIMAHA DIBADA SOOMALIYA OO CAAWA SOO GAARTAY MAGAALADA LONDON

WASIIRADA ARIMAHA DIBADA SOOMALIYA OO CAAWA SOO GAARTAY MAGAALADA LONDON

Wasiirada Arrimaha dibada ee Soomaaliya Fowsiya Xaaji Aadan ayaa caawa soo gaartay Magaalada London.


Warka wuxuu intaas ku darayaa inta ay joogto London in ay la kulmi doonto wasiirka Arrimaha dibada ee wadanka Britain William Heg & masuuliyiin kale oo ka tirsay wasaarada Arrimaha dibada ee dalkaas, ilo ku dhow dhow wasiirada ayaa sheegay in ay kala hadli doonto arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin sidii deg deg loogu furi lahaa safaarada Soomaaliya ee magaalada London oo xirneyd tan iyo bur burkii dowladii dhexe ee Soomaaliya, waxay sidoo kale kala hadli doontaa kaalinta dowlada Britain ay ka qaadan karto dib u dhiska dalka Soomaaliya gaar ahaan Amniga iyo ciidamada.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   

 


Newsflash