GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka WASIIRKA WARFAAFINTA OO SHEEGAY INEY JUBOOYINKA U SAMEYNAYAAN MAAMUL DADKA DEEGAANKA AY U DHAN YIHII

WASIIRKA WARFAAFINTA OO SHEEGAY INEY JUBOOYINKA U SAMEYNAYAAN MAAMUL DADKA DEEGAANKA AY U DHAN YIHII

C\laahi Ciilmooge Xirsi Wasiirka wasaarada Warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta xukuumada Federaalka Soomaaliya oo la hadlayay warbaahinta magaalada Muqdisho isagoo ku suagan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa uu sheegay in ay maanta kulamo la qaadan doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladaaasi sida Culumaa u diinka,Dhalinyarada , Odayaasha, iyo Haweenka ku dhaqan halkaasi.


Wasiirka waxaa uu sheegay in kulamadaasi ay la qadayanayaan dadka deegaanka ay kala hadlidoonaan xaalada magaaladaasi iyo waliba hadii ay jiraan dhibaatooyin ay la kulmaan .
C\laahi Ciilmooge Xirsi Wuxuu sheegay muhiimadda kulankaasi inuu yahay kala warqaadasho iyo in xukuumadda ay wax ka ogaato xaaladda dhabta ah ee shacabka reer Kismaayo ay kunoolyihiin.
Shalay ayay ahayd markii Wafdi Wasiiro aha oo ka socday xukuumada Soomaaliya islamarkaasna uu hogaaminaayay Wasiirka arimaha gudaha iyo aminaga qaranka xukuumada Soomaaliya C\kariin Xasan Guuleed ay gaareen magaaladaasi.
Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa dadaal waxa ay ugu jirtaa helidda taageero ay ka hesho Shacabkeeda ay Mas,uulka ka tahay ,iyo waliba in Shacabka gobolada ay wada shaqeyn wanaagsan dhexmarto.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

 


Newsflash