GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka DAGAAL QASAARE DHALIYAY OO KA DHACAY GUDAHA MAGAALADA KISMAAYO

DAGAAL QASAARE DHALIYAY OO KA DHACAY GUDAHA MAGAALADA KISMAAYO

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Maanta dagaal halkaas uu ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan maamulka Dhawaan la wareegay Jubbooyinka.

Dagaalkaan ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhimatay 6 ruux halka 4 kalena ay ku dhaawacmen oo dhinacyadii dagaalamayay ah waxaana dagaalka uu u dhaxeeyay ciidamada dowladda somalia ee Jubbooyinka ku sugan iyo kuwo kale oo iyana ka tirsan ciidamada dhawaan la wareegay Kismaayo laakin ka tirsan kuwa Raas Kambooniyiinta.

Iska hor imaadkaan ayaa yimid kadib markii qaar kamid ah ciidamada ay isbaaro dhigteen qeybo kamid ah Magaalada Kismaayo halka kuwa kale ay ka hor yimaadeen.

Si kastaba Xaaladda ayaa haatan u muuqata mid degan iyadoo aysan jirin xal rasmi ah oo laga gaaray arrintaas

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

 
Comments (2) Comments are closed
jawaab
2 Sunday, 23 December 2012 12:04
to mahamud xasan , sxb waaad xanuunsantahay allaha ku caafiyo ,dowlada d sheegeyso sooo kuwii elaboorka laga soo celshay ma aha ,war kismaayo wxaa ka talinya raas kanboni bas ,cideey rabine waa ka baxeysa goblak anaga iska leh absame cidii dheceb ha u nimato caradooda asc
salaan
1 Friday, 21 December 2012 16:34
waxaan lagarabaa dawlada in ay wax ka qabato xaalada ka taagan kismaayo meeshana ay kasaarto ras kamboonniyiinta


Newsflash