Waxaa halkaan tahniyad meher iyo aroos farxad leh ka diraya dadka kalaah

Aabbe Maxamed Jaamac Kaahiye
Hooyo Shukri Cali Xuseen
Ayeeyo Tusmo Aadan
Abaayo Nasro Max'ed Jaamac iyo saygeeda
Yuusuf Cilmi Sahal
Abaayo Bahja Max'ed Jaamac
Abaayo Samiira Max'ed Jaamac
Aboowe C/majiid Max'ed Jaamac
Aboowe C/raxmaan Max'ed Jaamac (Ammaanii)
Aboowe C/maalik Max'ed Jaamac (duqow)
Aboowe C/xafiid Max'ed Jaamac(Diida)
Aboowe C/salaan Max'ed Jaamac
iyo dhammaan reer Max'ed Jaamac Kaah iye
Adeer C/risaakh Jaamac Kaahiye iyo caruurtiisa
Adeer C/weli Jaamac Kahiye iyo caruurtiisa
Edo Amino Jaamac Kaahiye iyo caruurteeda
Edo Seynab Jaamac Kaahiye iyo caruurteeda
Edo Raxmo Jaamac Kaahiye iyo caruurteeda
Edo Ruqiyo Jaamac kaahiye iyo caruurteda
Edo Damac Jaamac Kaahiye iyo carurteeda
iyo dhammaan reer Jaamac Kaahiye iyo caruurtooda
Abti Shariif cali Xuseen Iyo caruutisa
Habaryar Caaisha Cali Xuseen iyo saygeeda
C/salaan Macallin Cali
Abti Cabdi Cali Xuseen iyo caruurtiisa
Habaryar Xaawo Cali Xuseen iyo caruuteeda
Habaryar Dahabo Cali Xuseen iyo caruurteeda
Habaryar Siraad Cali Xuseen iyo caruurteeda
Booto C/llahi Sheekh Cumar
Aboowe Aboowe Cismaan siciid Cali o loo yaqaan[Sacabba weyne)
Abowe Farxaan Siciid Cali
Aboowe C/majiid Siciid Cali (Gabboose)
Xaliimo Siciid Cali
iyo dhammaan reer Cali Xuseen meel walba oo ay joogaan
Xasan Maxa'ud Shariif Mahdi
Adeer Cabdi Xasan Qoorad
Eedo Muxibba Xasan Qoorad (xubbi)
Safiyo Xasan Food cadde iyo caruurteeda
Kaltuun Yuusuf Kaahiye
Suhaama Yuusuf Kaahiye
Shukri Max'ed Caddow (rooraaye
Muraayo Gaddoon Barre iyo caruurteda
Asli Gaddoon Barre iyo caruurteda
Canab Gaddoon Barre iyo caruurteeda
Ceydiid Max'ed Xirsi
Daahir Max'ed Xirsi
Caasho Max'ed Xirsi
Muxibba Max'ed Xirsi
Sirad Max'ed Xirsi
iyo dhamman reer Maxa'ed Xirsi
Dhammaab dadkan oo ah waalid walaalo iyo asxaab oo kala jooga daafaha dunida Uk,Swedan, Nairobi Masar, south africa, magaalada Muqdisho iyo Cadaado waxay hambalyo aroos u dirayaan boqorka iyo boqoradda, caruuska iyo caruusadda Mudane/weriye Yusuf Garaad Cumar iyo Yasmin Max'ed Jaamac oo meherkooda iyo aqalgalkoodu ka dhacay Nairobi waxaan leenahay labadii isku raaga ubad kheyr qabana kala hela ilaahey ha dinka dhigo Amiin !
Waa gacal iyo gayaan
waa Yasmiin iyo Yusuf
waa lammaane la isku xulay
Yusuf waa akhyaaroo cilmi iyo aqoon leh
Yasmiin waa filsan iyo fariiddii dumare
Yasmiiney gabadheeniyey
guddoon xulashadaadii allow guri barwaaqeed
golaha la idin bilay iyo goobta aad tagteen
goob nasasho iyo allow guri barwaaqeed
gabdho loo bogey iyo gabano kheyreed
guulow sii gurboodyo wacan
Geniga lacageed iyo hantina allow sii
Yusufow ina abti halyeygii mudnaayow
Yasmiin ina hooyo arooskinii bilanyee
Allow raaski aan dumin
Hablaha asaageed iyo aynigeed ka rooney
Arooskiina aamiin!
Aboowiyo abaayooy il wax cawrida iyo
uur naceyb iyo allow aafo idinka haay
Aboowiyo abaayooy guurkiina guri negi
Aqalkiinana agab wacan
ubadkiinana aayo wacan
Abaayiyo aboowoow arooskina aamiin!
بارك الله لك وبارك عليكما وجمع بينكما في خير Aamiin! Aamiin! Aamiin!
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it



































