Koox Ethiopian ahaa oo kusoo shaacbaxeysa muusigga reer galbeedka ah ee rock loo yaqaana ayaa qaadday hees Soomaali ah oo hiddo iyo dhaqan ah waxaana heestaasi lagu magacaabaa Diriyam oo Diriyam , heestaasoo ay horey u qaadi jirtay fanaanada Khadiija Qalanjo waxaana ay kooxdani haatan ka dhigeen meel rock ah oo music ahaan tii hore laga farsameeyay

Fanaaniinta da'da yar ee dalka aan deriska nahay ee reer Itoobiya ayaa inta badan jecel inay dib u qaadaan heesaha Soomaaliga kuwa jugta ah ama muusigooda uu caalmka fahmi karo , waxaana ay tani tahay marka si loo fiiriyo arrin wanaagsan waxaana haboon in Soomaalida ay iyana heesahooda hore ee dhaqanka casriyeystaan ayagoo Music wax ka badalaya.
Halkaan ka daawo muuqaalka heesta.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































