GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka RAILA ODINGA;OO SHEEGAY IN SOOMAALIDA NAIROBI AY KU CELINAYAAN DALKOODA

RAILA ODINGA;OO SHEEGAY IN SOOMAALIDA NAIROBI AY KU CELINAYAAN DALKOODA

R/wasaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in dadka Soomalida ah ee ku nool magaalada Nairobi si deg deg ah loogu celin doono dalkooda maadama ay xor yihiin gobolada dalka , isagoo u saaray guddi ka shaqeeya dib u celintooda.

R/wasaaraha dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Kenya dib loogu celindoono dalkooda Soomaaliya, maadaama sida uu sheegay ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom ay nabadgelyo ka dhigeen dalka Soomaaliya.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu xusay in waxa ka dhacaya Islii aan loo dulqaadan Karin, sidaasi darteedna ay xukuumadiisu qaadeyso talaabooyin dib loogu celinayo dadka Soomaalid ah ee bilaa sharciga ah.

Hadalka ka soo yeeray R/wasaaraha Kenya ayaa u muuqda in uu meesha ka saaray go’aankii dowlada Kenya ee ku aadanaa in Somalida qaxootiga ah ee ku nool Nairobi loo celindoono xeryaha qaxootiga.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 


Newsflash