GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka DAAWO VIDEO AROOS LA YAAB BADAN OO KA DHACAY DALKA HIDIYA

DAAWO VIDEO AROOS LA YAAB BADAN OO KA DHACAY DALKA HIDIYA

Gudaha wadanka India waxaa markii ugu horeysay ka dhacday Aroos Qassab ah kadib markii Qows u dhashay dalkaasi ay wiil dhaleen si xoog ah ugu guuriyeen Gabadh kale oo uusan dooneyn, waxaa xusid mudan in ninka lagu qabsay Gabadha loo guuriyey uu daaha ka qaaday in uusan dooneyn wax guur ah balse Arooskii ayaa isu bedel Mid Qosol, shucuur fool xun iyo Naxdin leh iyo weliba dad aan is fiirin karin kadib markii arintu noqotey mid Qassab ah oo aan cidna lagala tashan.

 

 


Newsflash