GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka QARAX QASAARE GEYSTAY OO GOOR DHOW KA DHACAY XAAFADA ESLII EE MAGAALADA NAYROBI

QARAX QASAARE GEYSTAY OO GOOR DHOW KA DHACAY XAAFADA ESLII EE MAGAALADA NAYROBI

War si deg deg ah inooga soo gaaraya xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa sheegaya in qarax xoogan uu goordhow ka dhacay meel aan ka dheereyn garoonka diyaaradaha ciidamada cirka dalka Kenya.

Qaraxan oo lasoo sheegayo in loo adeegsaday Bambooyin ayaa ka dhacay meel aan ka dheereyn garoonka oo kuyaal xaafada ay Soomaalida kubadan tahay ee Islii gaar ahaan Section Three.

Wararka ayaa sheegaya in qasaaraha qaraxaas uusan ogaan karin, maadaama ay goobta isku soo gadaameen ciidamada kenya.

Hase ahaatee Wargayska Kenya kasoo baxa ee Nation ayaa dad goob joogayaal ah kasoo xigtay in qasaaraha la ogyahay uu yahay dhaawaca ilaa afar ruux.

Howlgalo balaaran ayaa ka soconaya xaafada Islii gaar ahaan Section Three oo qaraxan uu goordhow oo caawa ah uu ka dhacay

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

 


Newsflash