GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH OO GOORDHAW KA DUULAYA GAROONKA AADAN CADE EE MAGAALADA MUQDISHO

MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH OO GOORDHAW KA DUULAYA GAROONKA AADAN CADE EE MAGAALADA MUQDISHO

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa goordhow ka duuli doona magaalada Muqdisho isagoo safar dhanka dibadda ah aadi doona.
Xasan Sh Maxamuud oo socdaalkiisa ay ku wehliyaan wafdi Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale ah ayaa tagi doona labo dal oo kala ah Turkiga iyo dalka Kenya.
War aan ka helnay Aqalka madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud saakay uu u anbabixi doono dalka Turkiga, isagoo kadib soo noqoshadiisa 12-kan Bishan kusoo food leh dhanka dalka Kenya.
inta uu kusugan yahay Turkiga waxaa uu la kulmi doonaa madaxda dalkaas, iyo Soomaalida ardayda iyo deegaanka ubadan ee Turkiga kunool.
Madaxweyne Xasan Sh ayaa ka helay dowlada Turkiga casuumaad rasmi ah, waxaana arimaha uu kala hadlayo ku jira mashaariicda dallas uu ka wado Soomaaliya.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 


Newsflash