Maamulka warbaahinta Geesguud.com waxeey tacsi tiiraanyo baddan u dirayaan dhamaan Caruurtii iyo Eheladii ay ka Geeriyootay Marxuum CILMI CIISE CILMI oo ku Geriyootay Magaaladda Jilib ee Gobolka Jubada dhaxe waxaan Eebe ugu baryeeynaa inuu janadii ka waraabiyo dhamaan inta uu ka Geeriyoodayna Sammir ka siiyo Aaaaamiiin
ALLAHA u Naxariistee Waxaa Magaalada Jilib ku Geeriyooday Cilmi Ciise Cilmi Marxuumka Janadii Fardowsa ahayd ALLAHA ka Waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Tacsida waxaa loo Dirayaa Dhamaan Reer Cimi Jiir oo ay ugu Horeeyaan Nuur Cimi Jiir Iyo C/qaadir Cilmi Ciise "Honest " waxaana Diraya
Dadka kala ah
1. Cali Baashi Xaaji Maxamed Laameer
2. Suldaan Sheekh Cabduraxmaan Xuseen Raaliye
3 Axmed Saciid Cali Xaashi Axmed Sheekhaal
4. C/raxmaan Maclin Cali Food Cadde
5. Cali Barseey Maxamuud Cade
6. Maxamuud Abuukar Axmed Gaas
7. Xuseen Shire Guure
8. C/raxaan Xuseen shire
9. Axmed Xasan Nuur
10. Nuur Cabdulaahi Cumar Nuur Sheekhaal
11. Maxamed Cusmaan Maxamed Jimcaale
12. Nuur Maxamed Xasan Duwe Rigo
13. Ex Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdi
14. Eng Maxamuud Cali Sheekh
15. Shraf Cali Daahir
16. Axmed Sheekh Cumar
17. Sahra Maxamed Maxamuud
18. Sahra Cabdulaahi
19. Hani Maxamed
20. Fartuun Shekh Cali
21. Faysal badal Garaad
22. Maxamed Cabdi Shire
23. Ahmed Xuseen Maxamuud Cali Kabaraay
24 Maxamed Cabdulaahi”Lafoole”
25 Laylo Cali Saajin
26 Maxamed Cabdulaahi “ Shilke”
27 Eng Muqtaar Axmed Xaaji Cusmaan
28 Kamaal Abdi Ali Seed
29 Jiijo Macalin
30 Khadro Cumar xareed
Naxariistii Jano ALLAHA siiyo Inagana Samir iyo Iimaan Inshaa ALLAAH
INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































