CODSI GAR-GAAR OO KU SOCDA SOOMAALI-WEYN
Waa walal dhiban oo buro dhuunta uga taal u baahan cawinaad,sababtoo ah wax waa loga qaban waayay dalka gudihiisa wuxuu u baahan yahay in dibada lagu soo qalo waana nin reer miyi ah xoolahiina abaar ka dhameysay aadna u xanuunsan oo neefta iyo cuntada dhibayso xanuun baabiyahiina aan aad u caawineynin dhamaan Qofwalba oo caawin kara dhibanaha ha caawiyo
Bukaha Cabdiraxmaan Maxamuud Caalin Waxaa kala xariiri kartaa Muqdisho Telefooonka.00252615686203 waqtigaana waxaa la keenay muqdisho dhakhaatiirtii loo geeyayna waxa ushegeen in aan Gudaha wax looga qaban karin dibadda Moyee Fadlan Caawi Bukaha Cabdiraxmaan oo asagu awoodin in uu qarashka dibadda iska baaxsho Wax uu heystana Ma jirto.

Allah haku Kalmeyee u Kalmeey Walaalka Xanuunsan.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































