Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maleeshiyada Raaskambooni ay Habeennimadii xalay Kufsi ka geesten Xaafado ku yaala Bartamaha magaalada Kismaayo
Goob-jooge ku sugan Magaalada ayaa xaqiijiyay inuu arkay Todobo katirsan Maleeshiyada Raaskambooni oo markaasi kufsada Saddax naag oo isla socday waxa uuna sheegay Goob-joogahaasi inay Maleeshiyadaasi ay u kala carareen dhanka waqooyiga Kismaayo sida uu hadalka u dhigay
Mahan markii ugu horeysay Maleeshiyo katirsan Raaskambooni ay dhac iyo kufsi isdaba joogo ka geestan Gudaha magaalada Kismaayo waxaana jira dilal qorsheysan oo ay habeen waliba ka geestan Magaalada .
Maxamed Cali-Yare Geesguud News Kismaayo
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|








BBC 04:00 GMT 









































