Gabadhaan yar oo lagu magacaabo Yuxin Xiaoli oo ku nool dalka Shiinaha ayaa wajigeeda u egyahay islaan duqoobday oo kale ta aoo dad badan oo arkay ay aad ula yabaeen dhibka gabadhan heesta.
Yuxin ayaa ku dhalatay xanuun xaga maqaarka kaasoo ugu danbeen sabatay in ay wajikeeda noqato qof duq ah oo kale.
Gabadhan yarta oo hada da’deedu tahay ilaa 18 bilood jir ayaa xaaladeeda cafimaad lagu dabiibaya isbitaal ku yaalo bartamaha shiinaha si wax looga qabto cudurka haya gabdhaan.
Qoyska dhalay gabadhaaan yari ayaa sheegeeen in daweenta gabadhooda uga baxday qarash gaarayo ilaa 80,000 Yuan oo u dhiganta ($12,000) ilaa hadana aysan waxba iska badelin xaaladeeda cafimaad.
“Oh waxay u egtahay Habar duq ah” sidaasi waxaa tiri Cao Niu oo ah ayeeyda gabadhaan mar ay ku booqatay isbitaalka ay jiifto gabdha yar.
Ugu danbeen hooyada dhashay gabadhan duqda u ekaatay ayaa u rajeesay in gabadheeda mar un u soo noqon doono maqaarkeeda caadiga ahaa


Axmed Kaysar Geesguud News
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it





