GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka MAXEEY TAHAY SABABTA LAGU HEYSTO IYO BUUQA LAGU FURAY XILDHIBAANAD SAADO CALI WARSAME

MAXEEY TAHAY SABABTA LAGU HEYSTO IYO BUUQA LAGU FURAY XILDHIBAANAD SAADO CALI WARSAME

Waxaa buuq ka taagan yahay kamid ahaan shaha Baarlamaanka ee Xildhibaanadda Saada Cali kadib markii lagu eedeeyay inay ka qeyb qaadatay bur-burkii Dalka Somalia

Xildhibaanadda Saada Cali Warsame ayaa lagu eedeeynaaya inay qeyb libaax ka ahayd dhicitaanka Xukuumaddii dhexe ee Somalia oo uu hogaanka u ahaa Marxuum Maxamed Siyaad Barre

Xildhibaanadda Baarlamaanka ayaa iminka uu ka dhex dhashay murun ku aadan Xubinta Saada Cali iyo sababaha kadanbeysay inay kamid ahaato Baarlamaanka Somalia maadama ay ka qeyb-qaadatay Bur-burintii Xukuumadda Siyaad Bare oo haatani laga dhexlay dhibaato baahsan

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof Jawaari iyo Xildhibaanadda ayaa waxaa iminka miiska u saran ka hadalka Saado Cali oo iyadu Ehel u ahayd burburkii Somalia ee dhowrka sano soo maray

Macadda sida ay ka yeeli doonaan Baarlamaanka Somalia buuqa ku aadan Saada cali sida laga soo xigtay Xildhibaan katirsan Baarlamaanka ayey xaqiijiyeen in Saado cali xiligaani looga baahneyn kamid ahaanshaha Baarlamaanka Somalia waxa uuna sheegay inay fasahaadin doonto Go’aanka baarlamaanka uu ku yeelan karo xalinta Khilaafata

Mahad Ali Geesguud News Muqdisho

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
Comments (1) Comments are closed
Saado cali
1 Sunday, 04 November 2012 21:34
Ahmeday
Dadka wa un iska hadlaan iyadoon loo fiirsan. Saado waxaay ka mid ahayd faniinti Somaliyeed ee ku luqayn jiray heesaha ay curiyaan bawaanadi heesaha & gabayada lagu yiqiin inay alifaan.
Hadey su,aasho tahay yaa dawladi Siyad Barre jilbaha u dhigay , taasi wa marqaati madoonto. It,s USC. sa simple as that. Dawlda wa jirtay inkastooy ahayd midaan waxba ku turnayn, laakin waxa jiray nidaam iyo kala dambayn, (law & order) Marki uu Siyaad Barre xukunki ka tegayna waxa bilaawday, Darood dila, it was not good thing. The man who started this mess (Aydid) has paid the highest price.He was taken out by his cousins. Sado is as inocent as a sheep in the woods.


Newsflash