Dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada calikamiin iyo xaafadaha baar ubax labadhagax wartanabada iyo yaaqshiid ayaa ku tukaday salaadii ciida masaajidaka sheeskh cabadi ee xaafada calikamiin ,
masajidkaan oo ku jira masaajidyad ugu faca weeyn ee ku yaala magaalada Muqdisho, oona ay waxyeelo kasoo gaartay dagaaladii ka dhacay magaalada Moqdisho kadibna dib loo cusbooneyey sida aad masawirka ku arkeysiin waxaa kaloo halkaa lagu arkayay dadweeyno fara badan oo isku hambalyaynaaya munaasibada ciida. waxaa kaloo la arkaayay ciyaalka oo xidhan dhar bilicsan oo cusub iyo qalabka kale ee lagu ciyaaro



This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|








BBC 04:00 GMT 










































Talo ilahay oo kaliya ha lagu caabudo Awliyo Xuska Loobage iyo Mawliid waa wax rasuulka ka danbeeyay ee yaa lagu samayn