
Alaha u naxariistee waxaa Magaaladda Nayroobi ee Dalka Kenya ku geeriyootay Xaaskii Marxuun Maxamed Ibraahin Liiqliiqato Marxuumad Xaajiyo Aamino Xusseen Waxaan eebe ugu Baryeenaa inuu Janadii fardowso alla ka waraabiyo Dhamaan inta ay ka Geeriyootayna Samir ka siiyo Waxaa tacsi Qaas ah Diraaya Dhamaan Maamulka Warbaahinta Geesguud.com
Waxaa kale oo tacsi tiiraanyo leh Si Gaar u diraya
Xildhibaan Khaliif Muxumad Xaaji
Madaxweynaha Juba raas Mudane Bashiir Muxumad Xaaji Cismaan
C/qaadir Ali Daahir (Sharaf)
Ciise Cismaan Rooraaye
Xassan Maxamuud Xaaji
Maxamed Ali Daahir (Jarmal)
Dhamaan Ilmo Ciroole oo kala ah
CABDULAHI CIROOLE
CABDIRIZAK CIROOLE CABDICASIIS CIROOLE FADUMO CIROOLE SAHRO CIROOLE IYO ODAYGEEDA MAXAMUD AFGOOYE CAASHO CIROOLE NASRO CIROOLE IYO HOYO XALIMO RAGE, Waxeey Alle ugu baryeen inuu janadii fardowso ka waraabiyo eheladii uu ka tagtayna Samir ka siiyo AAAAAAMIIIINInnaa Lillaahi Wa innaa Eleyhi Raajacuun!
Waxaana halkan Tacsi ka Diraya Dadka kala ah:-
Suldaan Sheekh C/raxmaan Sh. Xuseen Raaliyo
Sheekh C/llaahi "Yuusuf Gaab"
Daahir Macalin Xuseen "Daahir Cagoole"
Dr. Jaylaani Sheekh C/llaahi
Dr. Nuur Cilmi Jiir
Wariye C/qaadir Max'ed Mursal
Wariye Max'ed Axmed "Haydara"
Wariye C/qaadir Cilmi Ciise "Honest"
Wariye Fu'aad Max'ed Cilmi "Deeqsi"
Wariye Ridwaan Xaaji C/weli
Weriye C/risaaq Socoto
Wariye Max'ed Ax'ed Muuse "Xaaji Gool"
Wariye Max'ed Axmed "ilkacase"
Wariye Cali Baashi X. Max'uud "Laameer"
Wariye Cabdisamad C/qaadir Faarax
C/waaxid Max'ed Ibrahim "Mr Joon"
Dalmar Max'ed Xaashi
Guuleed Axmed C/llaahi
Cabdi Cali Xasan "Raabuush"
Abshir Axmed C/llaahi
Max'ed Ax'ed "jiilaal"
Yuusuf Sheekh Max'uud "Yuusuf Xariiri"
Max'ed Ax'ed Yuusuf "Dooro"
C/llaahi Axmed Sh. "Gacalow"
C/'llaahi Max'uud Cabdi "Sandheere"
Axmed Macalin "Three 5"
C/qaadir Cabdi Cali
C/llaahi Muxumed Macalin "VIP"
Max'ed Sheekh Cismaan "M. Cade"
Sheekh Cismaan Max'ed jimcaale
Ibraahim Macalin Aadan "Ibraahim Jiis"
Dhamaan Asxaabtan kor ku xusan oo dhan oo kala jooga Dalka iyo Dibadiisa Waxa Ay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Dhammaan Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka Geeriyootay Marxuumad Xaajiyo Aamino Maxamud Xuseen "Maxaad Gaab" Maanta Oo ay Taariikhdu Tahay 23/10/2012 ku geeriyootay Magaalada Nairobi. Waxayna Alle uga baryayaan inuu Janadii fardowsa ka waraabiyo Dhamaan Eheladii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin, Aaamiin, Aaamiin




































waxaa tacsida diraayo
Aabe sh axmed xuseen ramoole
Hooyo Fadumo yusuf maxamed
Maxamed sh axmed ramoole
Xuseen sh axmed ramoole
Omar sh axmed ramoole
Abdiraxman sh axmed ramoole
Abdiwahab sh axmed ramoole
Liiban sh axmed ramoole
Saynab sh axmed ramoole
Ibarahim sh axmed ramoole
iyoxakeega warasan adan siyaad
iyo wilashheeda anwar cabdullahi axmedyusuf
iyo cabdiraxmaan cabdullahi axmed yusuf
waxautacsiyenaa reer maxad ibrahin liikhliikhto
geeridiikutimid xaskii janak xaajiyo aamino maxamuud xusee
ilaah haunaxariisto
anagne samir iyo aamiin alha naga siiyo