GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Baafin Baafin

Baafin

E-mail Print PDF

Waxeey baafin naga soo gaartay yuusuf maxamed oo loo yaqaan (yuusuf yare) wuxuu baafinayaa

Maxamed Cabdi dheere (sokeeye) oo markii ugu war dambeeysay joogay dalka Sout Africa

Cidii garaneeysa Maxamed .(sokeeye) ama asagaba fadlan hala sooxiriiro Yuusuf yare..

Tel..0046840822371.. ama  lasoo xiriir Mamulka webka

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it anakaa kugu xireeyno  

WAA LAGU GUULEEYSTAY BAAFINTAAN    

Last Updated on Saturday, 28 November 2009 22:24  
Comments (2) Comments are closed
baafin
2 Thursday, 04 February 2010 08:42
anigoo ah maxamed cabdi indhogaduud waxaan halkan ka baafinayaa ismaaciil xaaji abuukar oo loo yaqaaney israail oo igu war dambeysay sanadkii 1991 fadlan ha igala soo xiriiro tel 0046762961283 mahadsanid
baafin
1 Thursday, 07 January 2010 13:49
sacdiyo
WAXAAN BAAFINAYAA QAYSA AAN SAAXIBO NAHAY OO AH RUQIYO C/RAXMAAN IYO ODEYGA MAXAMUUD CALI OO MARKII IGU SANBEYSAY JOOGAY MUQDISHO PLZ CIDII WAR KA HOREYSO OGALA SOO XIRIIR quman_4@hotmail.com

Newsflash