Fanaanada aan ku naaneesnay Farxadda Banaadiriga ee Faadumiina Sheekh Hilowle oo Huma ku magacdheer ayaa waxaa ay heestan oo lagu Magacaabo Waab Xalaal ay codka macaan kasoke ay kusoo bandhigtay ciyaar wanaagsan, Waxaana ay Huuma wada dhaqaajisay dhamaan jirkeeda iyadoo jawi farxad lehna ku dartay

Daawash Wacan
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it


































