
Dadkaasi Hambalyada diraya waxa kamid ah:-
2-Masuul Maxammed Yuusuf(Garyaqaan)
3-Mudane Sadiiq Ibraahim Abiikar(Beele)
4-Weriye Maxamed C/llahi Cali(Afgooye)
5-Gudoomiyaha Ururka JYDO Dr Jabriil Jaziira
6-Gudoomiye Cumar Yacquub Xaaji Cabdow
7-Ustaad Zubeyr Maxammed Axmed(Zubeyr Jaziira)
8-ING C/fataax Cali C/qaadir
9-Ustaad Muriid Sayid Cali
10-Mudane Cali Maxamed Xuseen(Zoha)
11-Dreso Nadiyo Yuusuf Sayid
12-ING Cimaadi C/caziiz
13-Ustaad C/qaadir Jaangow
14-Ustaad Maxammed Axmed Carabow.
1-Ayeeyo caasho cali abuukar
2- Hooyo zahra maxamed duqow
3 -Hooyo zeynab maxamed macalin
4- Habaryar sucdi maxamed duqow
5- Habaryar fadma mohamed macalin
6 -Eedo aamino maxamed
7-Eeedo faadumo mocow
8-Eedo xaawo luul maxamed
9-Edeer saleemaan mocow cumar
10- Raxmo cumar maxamed
11- Aamina Aweys mocow
12-Ramla cumar maxamed
13-Maxamed aweys mocow
14-C/qaadir cumar maxamed
15-Caaisha Aweys mocow
16-Dahabo cumar maxamed
17-Leyla Aweys mocow
18-Maxamed cumar maxamed
19-Najma Aweys mocow
20-Nimco yuusuf siidow
21-Aamino Zahra Maxamed Axmed
22-Haliimo sadia jeylaani
23-Luul c caziis mocow iyo xaaskeeda
24-Maryan axmed iyo seygeeda
Dadkaasi Hambalyada diraya Magacyadooda Qalin iyo Qoraal kuma sookoobi karno waan qoreena hadaano dhahno madama Mudanaha Tahniyada lo dirayo uu yahay Masuul sare oo JYDO kamid ah.
Si
kastaba ha ahaate Walalaha Hambalyada diraya waxay ugu doceenayaa Arooska iyo guriga cusub oo furaha Allah lagu furay inuu Ilaahey ka yeelo Guri ku dhisan Taqwada Allaah, Guurkooda iyo Gurigooda Ilaahey ha u atkeeyo, Waxaanu leenahay Mudane C/salaan Aweys Macow iyo Marwo Tufaax Cumar Maxamed Nuur Rabi ha idin kala siiyo Awlaad baari ah oo barekeesa, Waxaanu Docoda kuso gabagabeena doco mida ugu fiican oo loogu doceeyo dadka iscalmaday taaso ah suna Maxamadiyah oo kaso Aroortay Suunabane Maxammed Binu Cabdillaahi SCW بارك الله لكما وجمع بينكما في خير Allahuma Aamin.



































