GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka Xuseen Shire Oo Si Layaab Leh U Jilay Heesta Dhul Gariir Daawo.

Xuseen Shire Oo Si Layaab Leh U Jilay Heesta Dhul Gariir Daawo.

Al fanaan Xuseen Shire Jaamac ayaa soo saaray hees uu ugu magac daray Dhul Gariir, waxaana erayada heesta sameeyay Abwaanki sameeyay heestii Qoorta Gooya, Cabdisalaan Cali Muse

 

Heestaan ayaa ah wadani, laakiin fanaanka ayaa siyaan horay loo arkin u metelay heesta, waxaana ishu qabaneysaa marka aad daawato muuqaalka heeta Xuseen Shire oo duurka sidii askari  gal galanaaya.

 

Halkaan Ka Daawo Muuqaalha Dhul Gariir.

">

 

 


Newsflash