GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka DAAWO SAWIRADA; Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo kulan la qaatay wafdi ka socda QM M/Muqdisho

DAAWO SAWIRADA; Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo kulan la qaatay wafdi ka socda QM M/Muqdisho

Wafdi ka socda QM ayaa soo gaaray magaaladda Muqdisho iyagoo kulan gaar ah la qatay maadxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

Saraakiishan ka socota QM ayaa waxaa hogaaminaya kaaliyaha xoghayaha guud ee qaramada midoobay ee Soomaaliya antinomy burneury iyo saraakiil kale.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaalada dalka gaar ahaan Wafdiga QM oo madaxweynaha cusub ugu hanbalyeeyay doorashadii uu ku guulaystay ee dhawaan Muqdisho lagu qabtay.

QM ayaa sheegtay in ay kaalmo la garab taagan tahay dowlada cusub ee Soomaaliya iyagoo ka rajeeyay madaxweynaha cusub inuu kasoo dhalaalo wajidbaadkiisa qaran.

Dhankiisa ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud waxaa uu sheegay inuu soo dhaweynayo doorka QM ee arimaha Soomaaliya diyaarna uu uyahay in howsha uu halkeeda kasii wado.

Madaxda Beesha Caalamka ayaa hanbalyo usoo dirtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya kaas oo aan shacbiyad badan oo dibada ah horey uhaysan hase ahaatee taageerada ugu balaaran ka helashay shacabka gudaha kunool.

Maalinta Axada ah ayay wafuuda caalamka ka qeyb gali doonaan caleemo saarka maadxweyne Xasan Sh Maxamuud oo hada si KMG ah kula sii wareegay xafiiskiisa

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

 


Newsflash