![]()
muqsisho.waxaa caawa magalada muqdisho Gaar ahaan ceelasha biyaha ku geeriyootay Ayeeyo madiino jimcaale barqadle dhamaan mamulka webka geesguud waxeey alle ugu baryayaan inuu janadii fardowso ka waraabiyo inta eey ka geeriyootayna samar naga wada siiyo Aaaamiiiiin....![]()



































