GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kismaayo

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kismaayo

Saaka Markii waagu baryay ayaa dadka Muslimiinta ee Ku nool Magaalada Kismaayo waxay bilabeen inay isu diyaariyaan tukashada saaladda Ciida iyagoo u dareeray dhanka Musalihii lagu tukanayay ee loo Iclaamiyay dadweynahaya.

Shanta xaafadood ee Magaalada ayaa waxaa wadooyinkooda soo qaaday kumanaan dadweyna ah iyagoo beegsanayay isbartiibada Magaalada oo ahayd goobtii loo diyaariyay salaadda ciida waxaana dadka guryahooda ka soo qaadayay gaadiid ay wilaayadu ugu tala gashay kuwaasi isku ciriirinayay wadooyinka waloow loo sameeyay ciidanka taraafikada ee kala haga

Iyadoo dadka ay ka baqanaayeen duqeymo xaga cirka ayay ku qasbanaayeen in ay ku tukadaan meesha loo iclaamiyay

jawiga saaka Kismaayo oo ahaa mid roobeysan ayaa salaadda waxaa laga baxay 10:oo Subaxnimo iyadoo ay soo xaadiren musalaha Kumanaan dadweyne ah oo lagu qiyaasay in kabadan 200:000 oo qof kuwaasi oo lagu kala hagayay wadooyinka si aysan isu buuran.


Ali Abdi Geesguud News 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

 


Newsflash