GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka CIID-WANAAGSAN DHAMAAN UMADAHA MUSLIMIINTA IYO UMADDA SOOMAALIYEED

CIID-WANAAGSAN DHAMAAN UMADAHA MUSLIMIINTA IYO UMADDA SOOMAALIYEED

Shabakadda Geesguud News oo ummadda Muslimiinta, gaar ahaan Somalida la qeybsaneyso farxaddan ku weyn waxay leedahay ''Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak, Kulu Caam Wa Antum Bi Kheyr'', Ciidaan ciideeda kale Alle hanagu gaarsiiyo bash-bash, barwaaqo, nabad-qab iyo cimri dheeri.
Dadka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinku la degeen waxaan Eebaha awoodda leh uga baryeynaa in uu mushkiladda ka kor qaado, uguna beddelo nabadgelyo, nolol wacan iyo dhul lagu nasto.
Mar kale maamulka, shaqaalaha iyo dhammaan howl-wadeenada Geesguud News waxay idin leeyihiin Ciid Wanaagsan.
Waxaan halkaan Salaan Qiimo Baddan ugu direynaa Dhamaan Howlwadeenadda Warbaahinta Geesguud.com  Meel walba oo ay joogaan waxaan leenahay Farxad nagula ciidda
Mahad Ali Husein
C/qaadir Ciise Aadan
Ali Abdi Xaashi
Mahamed Mahamud Ali Carter
C/laahi C/raxmaan  FARGO
Mahamed Abdulaahi Ali
Yuusuf Sheekh Aadan
Cilmi Yuusuf Daahir Cilmi-Kimaayo
Fu,aad Maxamed Cilmi
Cali-Baashi Xaaji Maxamed Laameer
 
 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

 

 

 


Newsflash