Saado Cali Warsame oo ka mid ahayd Fananiintii Hobolada waaberi ee Soomaaliya inta aaysan Dhaawacmin ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug, Saado oo ka soo kicintintay dalka maraykanka oo ay daganayd labaatankii
Sanno ee la soo dhaafay ayaa kazoo degtay garoonka diyaaradaha C/laahi Yusuf International Gaalkacyo ,fananadu waxaa ay kazoo baqooshay magaalada Muqdisho oo ay shalay soo gaadhay xalayna ay ku hoyatay.



Soo dhawaynta Saado cali warsame waxaa garoonka diyaaradaha ee C/laahi yuusuf International ku soo dhaweeyay Wasiiro,Xildhibaano ka tirsan puntland, Maamulka Gobolka Mudug,kan degmada,Fanaaniin,Ururka Dalhadhso iyo dadweyne aad u fara
badan.
Balse Wararka ayaa sheegaya in Fanaanada ay ku Dhaawacantay Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ,waxaana la sheegayaa in gaari ay wadatay uu hoosta ka galay gaari kale islamarkaana ay dhaawacmatay.
Fanaanada ayaa waxay ka timid Dalka Zambia iyadoo garoowe kusii jeeday
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































